Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga soo sheegayo duleedka Baydhabo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan ayaa laga soo sheegay deegaanno ku dhow magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo xaaladda amni ee deegaanka ay saacadihii lasoo dhaafay abuurtay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago Cirro oo Washington u tegay dadaallo la xiriira aqoonsiga Somaliland↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa booqasho ku jooga magaalada Washington ee dalka Mareykanka, iyadoo safarkiisa uu ku soo beegmayo xilli Somaliland ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago Hirshabeelle iyo fashilka xalinta colaadaha beelaha: Cali Guudlaawe xaggee ayuu ka taagan yahay?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa mar kale wajahaya su’aalo culus oo ku saabsan amniga, wadajirka bulshada iyo awoodda maamulka ee xalinta khilaafaadka beelaha, kaddib markii deegaanka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago Askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu dilay duleedka Ceel Baraf↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar murugo leh ayaa kasoo baxaya deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaddib markii la sheegay in askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed lagu dilay isagoo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago Itoobiya oo dooneysa inay AUSSOM ku yeelato saameyn ka weyn ciidamadeeda↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Itoobiya ayaa muddo ka badan toban sano ciidamo ku lahayd Soomaaliya, iyadoo ka mid ahayd dalalka ugu muhiimsan ee ciidamada howlaha nabad ilaalinta iyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Switzerland oo Muqdisho kusoo celineysa Soomaali dhaawac qaba↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Switzerland ayaa lagu wadaa inay Khamiista, 10-ka Sebtembar 2026, Muqdisho kusoo celiso muwaadin Soomaali ah oo dhaawac culus qaba, kaas oo muddo ku jiray Switzerland, waxaana…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Shabaab oo Maanta la wareegay deegaano ku dhow Carbiska↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay saaka la wareegeen deegaano ku dhow deegaanka Carbiska, kadib markii ciidamada dowladda…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago AFRICOM oo Xaqiijisay Duqeymo Lagu Beegsaday Al-Shabaab↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa xaqiijiyay in ciidamada Mareykanka ay Soomaaliya ka fuliyeen duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday dagaalyahanno ka tirsan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Weerar Hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday Xerada Ciidamada Dowladda Federaalka ee Baardheere↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay weerar ku bilowday hoobiyeyaal ku qaaday xerada ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Qarax Dhulka Lagu Aasay oo Dhimasho iyo Dhaawac ka Geystay Beledweyne↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Qarax dhulka lagu aasay ayaa saaka ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gaar ahaan xaafadda Buundo-weyne, agagaarka Cabdi Coon, iyadoo qaraxa uu sababay dhimasho iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Xooggan oo Saaka laga Dareemayo Duleedka Baydhabo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dhaqdhaqaaq ciidan oo xooggan ayaa saaka laga soo sheegayaa qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo iyo duleedkeeda, iyadoo xaaladda amni ay u muuqato mid ka duwan maalmihii lasoo dhaafay. Ilo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Kooxda Al-Shabaab oo sii daysay shan shaqaale samafal ah oo laga afduubtay Buurhakaba↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo deegaanka Raar ee hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay ugu dambeyn sii daysay shan qof oo ka tirsanaa shaqaalaha hay’ad…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Gaalkacyo: Laba qof oo lagu dilay 48 saac gudahood iyo walaac laga qabo amniga↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Gaalkacyo ayaa mar kale wajahaysa walaac xooggan oo dhanka amniga ah, kaddib markii muddo 48 saac gudahood ah magaalada lagu dilay laba qof, iyadoo dilalkaasi lagu sheegay inay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News8 Sept 2026 Baydhabo: Shacabka oo Magaalada ka barakacaya, ciidamo cusubna la geeyay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo iyo deegaanada ku dhow ayaa sii adkaanaysa, iyadoo wararka laga helayo magaalada ay sheegayaan in qaar ka mid ah shacabka ay bilaabeen inay ka baxaan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliNews Editor8 Sept 2026 Xog Dheeraad ah: Duqeyntii Turkey ee lagu beegsaday Gen. Shub ee Doolow↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Faahfaahin dheeraad ah ayuu Kaab TV ka helay duqeyn cirka ah oo ay Turkey ka fuliyeen degmada Doolow ee gobolka Gedo habeenimadii Khamiista, 3 September 2026. Duqeyntan oo dhalisay dareen…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News8 Sept 2026 Korneyl Cumar iyo Carruurtiisa oo ku hoyanaya barxaddii gurigooda laga dumiyay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaalad nololeed oo adag ayaa soo wajahday Korneyl Cumar Maxamed Axmed Abuukey , oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya, kaas oo xilligan isaga iyo carruurtiisa lagu arkayo barxaddii uu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News8 Sept 2026 Gacanyarihii Taliye Shub oo lagu xiray Doolow↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa lagu xiray nin lagu magacaabo Macalimeey , oo ahaa gacanyarihii gaarka ahaa ee Taliye Shub, sida ay sheegayaan ilo rasmi ah. Macalimeey ayaa looga…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News8 Sept 2026 Korontada Beledweyne oo Qaali Noqotay iyo Cabashooyin Ka Dhashay Kororka Lacagta↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne waxaa ka taagan walaac iyo cabasho la xiriirta qiimaha korontada, kaddib markii shirkadaha korontada ee Dayah Power Company (DPS) iyo Al-Towba Electricity Company ay ku…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026 Maamulka Laftagareen oo mamnuucay duullimaadyada Baydhabo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Maamulka Koonfur Galbeed ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo duullimaadyada ku socda magaalada Baydhabo, xilli ay magaalada ka taagan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026 Foreign Policy: Maraykanku ha aqoonsado Somaliland sababo istiraatiiji ah awgood↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Majaladda caalamiga ah ee Foreign Policy ayaa soo bandhigtay dood ku saabsan sababta ay dowladda Maraykanku u tixgelin karto aqoonsiga Somaliland, iyadoo si gaar ah loo eegayo danaha…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026 Xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo Dib u Hagaagaya, Bayaanka Ankara-na Noqday Qaabka Wadahadalka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa dib u hagaagay kaddib xiisad xooggan oo labada dal dhex martay, taas oo ka dhalatay heshiiskii is-afgarad ee Itoobiya iyo Somaliland ay kala saxiixdeen…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026 Somaliland oo Safiir Cusub u Magacawday Itoobiya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday magacaabista Sharmaarke Axmed Maxamed Geelle oo loo magacaabay wakiilka cusub ee Somaliland u qaabilsan Itoobiya. Magacaabistan ayaa…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026 Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Lafta-gareen oo Sii Xoogeysanaya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynihii hore Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo labada dhinac…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026 Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo sheegay in geerida Bashiir ay muujineyso khatarta ay wajahayaan wariyeyaasha↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi, oo sidoo kale loo yaqaanay Bashiir Moalin, kana tirsanaa shabakadda warbaahinta Arlaadi Media Network, ayaa ku geeriyooday magaalada Baydhabo kaddib…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026 Al-Shabaab oo weerarro is-daba joog ah ku qaaday fariisimo ku yaalla Waqooyi-bari Kenya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay habeenkii xalay weerarro is-daba joog ah ku qaadday fariisimo iyo baro ay ciidamada ammaanka Kenya ku leeyihiin gobollada Wajir, Garissa iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026 Muungaab oo Abaabulayo bannaanbax lagu taageerayo Türkiga↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa wado abaabul la xiriira bannaanbax lagu taageerayo dowladda Türkiye, kaas oo lagu qabanayo magaalada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026 Wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi oo u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray dagaalkii Baydhabo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta ku geeriyooday wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi, oo ka tirsanaa warbaahinta Arlaadi Media Network, kadib markii uu u geeriyooday…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026 Soomaaliya iyo Türkiye: 15 sano oo xiriir ah iyo wejiga cusub ee 2026↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiriirka Soomaaliya iyo Türkiye ayaa soo maray isbeddel weyn tan iyo sanadkii 2011, xilli Türkiye ay Soomaaliya uga soo muuqatay dhinaca gargaarka bani’aadannimada iyo taageerada shacabka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliNews Editor6 Sept 2026 Turkey oo loogu baaqay inay joojiyaan duqeymaha beegsiga ee ay ka wadaan Koonfur Galbeed Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xildhibaanno laga soo doorto dowlad-goboleedyada Jubaland iyo Koonfur Galbeed ayaa galabta magaalada Nairobi ee Kenya ku qabtay shir jaraa’id, iyagoo bayaan culus ka soo saaray xaaladda…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Hal qof oo ku dhintay rasaas ka dhacday goob diiwaangelin oo ku taalla Beledweyne↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisad xooggan ayaa maalmahan ka taagneyd magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, iyadoo khilaafka siyaasadeed ee la xiriira diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo doorashada uu sii kordhiyay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.