Burcad-badeedda oo lacag madax-furasho ah ka qaatay markabkii u rarnaa Turkiga↗
Kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka Lutuf ee Turkiga u rarnaa ayaa saaka siidaayay, iyaga oo ka degay xeebta deegaanka Jiifle degmada Godobjiiraan ee gobolka Nugaal. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kooxda Burcad-badeedda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo ka degay Boosaaso↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo todobaadkii la soo dhaafay ku sugnaa gobolka Mudug ayaa maanta safar dhanka cirka ah ku tagay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Madaxweyne Deni oo saaka diyaarad gaar ah ka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Cowsane↗
Labo qof ayaa ku dhintay, hal qofna waa ku dhaawacmay shil gaari oo maanta ka dhacay wadada cusub ee xiriirisa Ceeldaahir iyo Ceerigaabo, gaar ahaan deegaanka Cawsane ee gobolka Sanaag. Shilka waa ku geeriyooday labo gabdhood oo yar yar oo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Digniin loo diray dadka ku nool xeebaha Puntland↗
Puntland ayaa digniin u dirtay dadka ku nool xeebaha Gacanka Cadmeed iyo Badweynta Hindiya, taas oo la xiriirta saameyn uu yeelan karo dhulgariirkii ka dhacay gunta hoose ee badda degmada Caluula. Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay mas’uuliyiintii ku wehelinayay safarkii Mudug↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo weli ku sugan deegaanka Garacad ayaa kulan is-xogwareysi iyo talo ururin ah la qaatay mas’uuliyiinta iyo wafdiga ku weheliyay safarkii bariga gobolka Mudug Xubnaha goleyaasha dowladda ee…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Deni: Burcad-badeedda waxaa ka dambeeya dalal shisheeye oo doonaya khayraadka Puntland↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Burcad-badeedda ay ka dambeeyaan dalal shisheeye oo doonaya in ay gurtaan khayraadka badda Puntland. Wuxuu sheegay in aysan Puntland aqbalayn in dowlado shisheeye laayaan…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Dhulgariir ka dhacay xeebaha Caluula ee Puntland↗
Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.0 Magnitude ayaa xalay saqdhexe ka dhacay biyaha Soomaaliya, gaar ahaan xeebaha degmada Caluula ee bariga Puntland. Hay’adda Cilmi-baarista Juqraafiyeed ee Mareykanka (USGS) ayaa sheegtay in…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay heshiisyo lala galay Muritaaniya↗
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shirkoodii todobaad laha ahaa ayaa ansixiyay labo heshiis oo dowladda la gashay dalka Muritaaniya, kuwaas oo kala ah wada-tashiyo siyaasadeed iyo iskaashiga barnaamijka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo ku eedeysay Turkiga duqeymihii ka dhacay xeebaheeda↗
Wasiirka ku xigeenka amniga Puntland Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana ayaa ku eedeeyay dowladda Turkiga duqeymihii ka dhacay xeebaha gobolka Nugaal ee ku dhinteen dhowr iyo tobanka qof. Wasiir Dujaana oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Cartographic Reality Beats Secessionist Claims in Northern Somalia↗
President Hassan Sheikh Mohamud, Federal Republic of Somalia: Under his leadership, four Federal Member States have come into existence across his two terms as President, contributing to the continuing development of Somalia’s federal…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray qaybta kaydinta badeecadaha dekedda Garacad↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ku hoyday Garacad ayaa maanta kormeer ku tagay dekedda, isagoo xarigga ka jaray dhismaha kaydinta badeecadaha, isla markaasina kormeeray jenbiga cusub ee (C) oo dhawaan lagu soo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxay dowladda Biritayn kala hadashay madaxweyne Xasan Sheekh?↗
Wasiirka Boqortooyada Biritayn u qaabilsan Horumarinta Caalamiga ah iyo Afrika, Kirsty McNeill oo Muqdisho soo gaartay ayaa shalay kulan la qaadatay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo looga hadlay khilaafka siyaasadeed ee…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Ra’iisul Wasaare Xamse oo safar ugu baxay Qatar↗
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta booqasho ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dowladda dalkaas, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Guddiga Doorashooyinka oo war ka soo saaray go’aanka Maxkamadda Sare↗
Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in uu aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ee lagu laalay natiijada doorashadii isku-sidkanayd ee golaha deegaanka iyo wakiillada ee Galmudug, taas oo qabsoontay 30-kii…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Deni oo gogol nabadeed Garoowe u dhigay beelaha Sheekhaal iyo Sure↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta gaaray deegaanka Dhinowda ee koonfur bari gobolka Mudug, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Deni ayaa uga mahadceliyey bulshada deegaanka soo dhaweynta diirran…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Cawad oo ka hadlay go’aanka Maxkamadda Sare ku diiday doorashadii Galmudug↗
Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa bogaadiyay go’aankii Maxkamadda Sare ee Federaalka ku laashay natiijadii doorashada Galmudug. Danjire Cawad wuxuu go’aanka Maxkamadda Sare ku tilmaamay mid Soomaaliya u…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo booqanaya Dhinowda↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ku hoyday degmada Towfiiq ayaa lagu wadaa in uu maanta tago deegaanka Dhinowda ee cirifka koonfureed, halkaas oo qariyay bacaad ku soo rogmaday. Madaxwayne Deni oo ilaa shalay waday…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo tegay degmada Towfiiq↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Towfiiq ee gobolka Mudug. Madaxweyne Deni iyo wafdigiiga waxaa halkaas si weyn ay ugu soo dhaweeyeen iyo qaybaha kala duwan ee bulshada iyo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Natiijadii doorashada Galmudug oo la laalay↗
Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukun ka soo saartay dacwad la xiriirtay doorashooyinkii isku-sidkan ee golaha wakiillada iyo goleyaasha deegaanka ee dhawaan ka dhacday Galmudug. Maxkamadda Sare ee Faderaalka waxay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo ka hadlay duqeymihii ka dhacay xeebaha Puntland↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu ka xun yahay duqeymihii ka dhacay xeebaha gobolka Nugaal ee Jiifle iyo Garmaal, kuwaas oo ay dhinteen dhowr iyo toban qof. Madaxweyne Deni oo xalay hadal ka jeediyay degmada…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo soo saartay digniin la xiriirta Burcad-badeedda↗
Dowladda Puntland ayaa ka digtay in lacag madax-furasho ah la siiyo kooxaha Burcadbadeeda ah ee maraakiibta ku haysta xeebaheeda. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda kalluumeysiga iyo khayraadka badda Puntland ayaa lagu sheegay in…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Duqeyn ka dhacday deegaanka Jiifle ee gobolka Nugaal↗
Ilaa 7 qof ayaa goordhaweyd ku dhintay duqeyn ka dhacday deegaan xeebeed lagu magacaabo Argeegto oo u dhexeeya deegaanka Jiifle iyo deegaanka Dhinowda-Dhigdhig ee degmada Godobjiiraan. Duqeynta waxaa lala beegsaday saxiimad ay fuliyeen…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Deni: Waxaa la joogaa xilligii dib loo fiirin lahaa gobolka Mudug↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka sheegay in la joogo xilligii dib loo fiirin lahaa gobolka Mudug oo ay degmada Jariiban noqon lahayd gobol gaar ah oo ka go’a Mudug. Wuxuu tilmaamay in degmada Jariiban ay ka weyn tahay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Iska hor-imaad dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho↗
Saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay tiro kalana waa ku dhaawacantay iska hor-imaad maanta ka dhacay degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho, kaas dhexmaray dad shacab ah iyo ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Iska…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay bulshada deegaanka Bali-busle ee degmada Jariiban↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya barriga gobolka Mudug ayaa xalay ku hoyda deegaanka Bali-busle ee degmada Jariiban, isaga oo kulan la qaatay bulshada deegaankaas. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Federaalka oo dhexdhexaadisay Burcad-badeedda iyo Turkiga↗
Markabka ay haysato Burcad-badeedda ee Lutuf oo ay la socdaan labo markab oo Turkigu leeyahay ayaa ka tegay deegaanka Garmaal, isaga oo u jihaystay dhanka xeebaha degmooyinka Eyl iyo Godobjiiraan. Wararka ayaa sheegaya in kooxda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo safar ugu baxay Jariiban iyo Garacad↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddo labo todobaad ah ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa maanta safar ugu baxay degmada Jariiban ee gobolka Mudug. Madaxweyne Deni ayaa tagi doona magaalooyinka Jariiban iyo Garacad,…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo war ka soo saartay duqeyntii Garmaal↗
Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay kaga hortimid duqeyntii maalmo ka hor ka dhacday deegaan xeebeedka Garmaal ee gobolka Nugaal, taas oo ay ku tilmaantay mid lagu beegsaday dad kalluumeysato ah iyo hantidooda. Puntland waxay ugu…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Ethiopia, Somalia and the Colonial Question↗
Abdullahi Issa Mohamud was the Prime Minister of the Trust Territory of Somalia. Hargeisa (Commentary) — Several generations of Somalis have come of age in an education system that regarded Ethiopians as the Black colonialism of the…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Deni oo booqday goobaha loo calaamadeeyay biyaha saarka Gaalkacyo↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha ay biyuhu fariistaan ee bartamaha magaalada Gaalkacyo, oo ay ka socoto shaqo isugu jirta banayn iyo dumin dhismayaal, si loo sameeyo marin-biyoodyo ay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.