Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

450 headlines · 42 sources · updated 16 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed7 Sept 2026

Afhayeenka Lafta-gareen: Diyaarado waad keensan kartaan, laakiin go’aanka iyo…

Baydhaba (Caasimada Onlin) – Afhayeenka madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ku sugan bannaanka Baydhaba, ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee maamulka iyo dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee haatan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan7 Sept 2026

Xog: DF oo qorsheyneysa xayiraado dhaqaale iyo socdaal oo ka dhan ah Lafta-gareen

Muqdisho (Caasimada Online) – Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay ka fiirsanayaan tallaabooyin dhaqaale iyo kuwo socdaal oo ballaaran oo lagu beegsanayo madaxweynihii xilka laga tuuray ee…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan7 Sept 2026

Xogta ragga Soomaalida ah ee isku xiray Al-Shabaab iyo kooxda Xuutiyiinta Yemen

Muqdisho (Caasimada Online) – Laba nin oo Soomaali ah ayaa la sheegay inay door muhiim ah ka qaateen xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxda Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen, iyaga oo fududeeyay helitaanka hub, tababbar militari iyo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan7 Sept 2026

Qoysaska 10 Pakistani ah oo lagu haysto Soomaaliya oo ku hanjabay arrin yaab leh

Karachi (Caasimada Online) – Qoysaska 10 badmaax oo Pakistani ah oo muddo ka badan afar bilood ay burcad-badeed ku haystaan Soomaaliya ayaa bannaanbax ka dhigay magaalada Karachi, iyagoo dowladda Pakistan ka dalbaday inay degdeg u soo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed6 Sept 2026

Xildhibaanno ka tirsan BF oo Turkiga ku eedeeyay qaraxii guriga taliye Shub + Video

Nairobi (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, lagana soo doorto Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo shir ku yeeshay Nairobi ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay guriga Jeneraal Mahad…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed6 Sept 2026

Magacyada horjoogashii lagu laayay gobolka Baay

Baydhaba (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo Sabtidii ciidamada kumaandooska Danab ay ka sameeyeen aagga deegaanka Buula-Fulaay ee gobolka Baay,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse6 Sept 2026

Israel oo Somaliland ku dartay liis halis ah, soona saartay digniin culus

Tel Aviv (Caasimada Online) — Dowladda Israel ayaa Somaliland ku dartay meelaha ay muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan, iyadoo siisay heerka afaraad ee digniinta safarka, oo ah heerka ugu sarreeya ee nidaamka amniga Israel. Golaha…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse6 Sept 2026

Kenya oo xirtay laba haween Soomaali ah oo Jomo Kenyatta ka dhoofinayay…

Nairobi (Caasimada Online) – Laba haween ah oo Soomaali ah ayaa lagu xiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib markii lagu eedeeyay inay si sharci-darro ah uga dhoofinayeen dahab miisaankiisu gaarayay 658 garaam. Haweenka oo lagu kala…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse6 Sept 2026

DF oo xirtay sarkaal ciidan oo loo haysto kiis hadal-hayn badan dhaliyay

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal ka tirsan ciidamada, kaddib markii lagu eedeeyay inuu si xun ula dhaqmay maxbuus ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo muuqaal laga duubay falkaasi uu si weyn…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan6 Sept 2026

DF Soomaaliya oo shaacisay in hadda kadib ay Itoobiya kula dhaqmeyso Baaqii Ankara

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Baaqii Ankara uu hadda yahay heshiiska hagaya xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo hoos u dhigtay muhiimadda doodda ku saabsan in heshiiskii is-afgarad ee Itoobiya iyo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan5 Sept 2026

Qorshe ku kacaya $20 bilyan oo lagu isir sifeynayo dadka Gaza iyo Somaliland oo….

Tel Aviv (Caasimada Online) – Wasiirka Amniga Qaranka Israel Itamar Ben Gvir ayaa Khamiistii soo bandhigay qorshe uu doonayo in boqollaal kun oo Falastiiniyiin ah looga isir sifeeyo Marinka Gaza sannad kasta, isaga oo arrintan ka dhigaya…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed5 Sept 2026

Waa kuma ninka Fahad uu sida dadban u sheegay in uu ka dambeeyey qaraxii taliya Shub?

Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo soo saaray qoraal xasaasi ah ayaa ka hadlay qaraxii ka dhacay guriga taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) ee degmada Doolow, isaga oo tilmaam…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse5 Sept 2026

Xogta howlgal culus oo ka dhacay gobolka Baay

Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulaay ee gobolka Baay. Howl-galka ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.