Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

331 headlines · 42 sources · updated 31 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Kaab TV · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Oct 2026

Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay maamulka Hiiraan iyo Madaxweynaha Hirshabeelle oo salka ku haya canshuuraha gobolka

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaaf siyaasadeed iyo maamul ayaa soo kala dhex galay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Maxamed Xuseen Maxamed, iyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen, kaddib…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Oct 2026

Xiisad ka taagan degmada Marka kaddib weerar lagu dilay taliye ka tirsanaa Daraawiishta Koonfur Galbeed

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar gaadmo ah oo lagu qaaday guri ku yaalla gudaha degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay inay ku sugnaayeen ciidamo ka…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Oct 2026

Laba qalad oo lagu eedeeyay Aadan Madoobe oo sii murjin kara colaadda Koonfur Galbeed iyo su’aalaha ka dhashay doorka Turkiga iyo Itoobiya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed iyo tan militari ee ka taagan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulkaas, Cabdicasiis…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News16 Oct 2026

Danjire Anteneh oo ka digay in aqoonsiga Somaliland uu halis gelin karo iskaashiga amni ee Itoobiya iyo Soomaaliya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Danjire Tesfaye Yetayeh Anteneh, safiirka Itoobiya u jooga Israa’iil, ayaa ka digay in haddii Itoobiya ay aqoonsato Somaliland, dowladda Soomaaliya ay dalban karto in ciidamada Itoobiya laga…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News16 Oct 2026

Xildhibaanno ka soo jeeda Puntland iyo Jubbaland oo si adag uga horyimid jadwalka doorashada Soomaaliya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka horyimid jadwalka doorashada ee la shaaciyay 15-kii Oktoobar, iyaga oo ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, inuu…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News16 Oct 2026

Owdiinle: Shacab la sheegay inay bililiqeysteen xeryihii ay deganaayeen ciidamada dowladda Federaalka oo isaga baxay deegaanka

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo deegaanka Owdiinle ee gobolka Baay ayaa sheegaya in shacabka deegaanka ay bililiqeysteen xeryihii ay deganaayeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News16 Oct 2026

Siyaasi Idman Xuseen Dhangad oo walaac ka muujiyay xaaladda Puntland, kana hadlay saameynta khilaafka kala dhexeeya dowladda Federaalka

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Siyaasi Idman Xuseen Dhangad ayaa walaac ka muujiyay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Puntland, isaga oo ka hadlay khatarta uu sheegay inay ka dhalan karto joogitaanka ciidamo uu wasiir…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News16 Oct 2026

Mucaaradkii Farmaajo ee 2021 iyo mucaaradka Xasan Sheekh ee 2026: Maxaa iska beddelay siyaasadda Soomaaliya?

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Siyaasadda Soomaaliya ayaa mar kale wajahaysa muran la xiriira doorashada, dastuurka iyo muddada xilka madaxweynaha. Xaaladda maanta taagan waxay dib u soo celinaysaa xusuusta sanadkii 2021,…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News15 Oct 2026

Cirro oo ka hadlay natiijada safarkiisii Maraykanka, sheegayna in Somaliland ay furtay albaabo cusub oo iskaashi+Sawirro

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safarro shaqo oo muddo qaatay, isaga oo khudbad ka jeediyey…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.