Puntland oo shaacisay degmooyinka ku guulaystay mashruuca Bulsho ee Bangiga Adduunka↗
Puntland ayaa shaacisay in degmooyinka Gaalkacyo, Eyl, Bareeda iyo Buraan ee gobollada Mudug, Nugaal, Raascasayr & Haylaan ku guuleysteen mashruuca Bulsho ee Bangiga Adduunka. Mashruucan oo ay ku baxayso lacag dhan lix milyan oo doolar…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay saraakiisha ciidanka degmada Saaxo↗
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo weli ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka Puntland ee ku sugan degmada Saaxo ee gobolka Mudug. Qoraal kooban oo ka soo baxay madaxtooyada…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 3% uu kordhay dhaqaalaha dalka↗
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, islamarkaana uu shir-guddoomiyay Ra’iisulWasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixin la xiriirta dhaqaalaha dalka. Golaha,…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay 7 safiir↗
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada warqadaha aqoonsiga danjirenimo kaga guddoomay safiirro cusub oo ka socday toddobo dal. Safiirrada cusub ee madaxweyne Xasan Sheekh ka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidan ka tirsanaa Somaliland oo u goostay Waqooyi Bari↗
Ciidan ka tirsanaa maamulka Somaliland oo ku sugnaa deegaanka Yubbe ee goboka Sanaag ayaa maanta u wareegay maamulka Waqooyi Bari. Ciidankan oo hoggaaminayay sarkaal lagu magacaabo Cali Axmed Ismaaciil (Ashkato) ayaa gaaray deegaanka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Gaadiid lagu gubay Shabeellaha Hoose↗
In ka badan shan gaari oo kuwa xamuulka qaado ah ayaa lagu gubay waddada u dhaxaysa degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Gaadiidkan oo siday dhuxul una socday magaalada Muqdisho lagu gubay deegaan lagu magacaabo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxay ahaayeen ragga lagu beegsaday duqeynta Suuj?↗
Faahfaahinta dheeraad aha ayaa ka soo baxaysa duqeyn maanta gelinkii dambe ka dhacday deegaan xeebeedka Suuj degmada Dangorayo ee gobol Nugaal. Sida ay ogaatay Puntland Post ragga duqeynta loo gaystay ayaa adeeg u geeyay markab lagu…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Duqeyn ka dhacday deegaanka Suuj ee gobolka Nugaal↗
Duqeyn maanta gelinkii dambe ka dhacday deegaan xeebeedka Suuj degmada Dangorayo ee gobol Nugaal ayaa lagu dilay afar nin, halka lagu dhaawacay labo kale. Ragga dhintay ayaa saarnaa laash ka soo caariyay xeebka, sida uu qof deegaankaas ku…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Xogta ninka Holland ku heshay falalka argagixiso ee lagu qabtay Calmiskaad↗
Warbixin ay soo saartay Nordic Monitor ayaa looga hadlay Hasan Rafet Atar oo ahaa xubin ka tirsan urur Daacish oo ay ciidamada Puntland dhammaadkii 2025 ku qabteen buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari. Waa kuma Hasan Rafet Atar? Hasan Rafet…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Burcad-badeed markab haystay oo mid kale ku qabsaday↗
Koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa shalay Badweynta Hindiya ka afduubtay markab ganacsi oo ku gooshayay calanka dalka Cameroon. Kooxda markabkan qabsatay ayaa hore xeebaha gobolka Mudug ugu haystay markab ganacsi oo lagu magacaabo MV…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo gaaray Koonfurta Gaalkacyo↗
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta soo gaaray koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, isaga oo socdaal dhulka ah saaka kaga soo ambabaxay magaalada Cadaado oo uu xalay ku hoyday. Madaxweyne…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo la wareegtay ciidanka Danab iyo xerada Ligle ee Garoowe↗
Puntland ayaa maanta si rasmi ah uga wareegtay xerada Ligle ee Garoowe iyo ciidanka Danab ee hoggaamiyo Gen. Jimcaale Jaamac Takar oo muddo sanad ku dhow ka tirsanaa dowladda federaalka. Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdi Xirsi Cali…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidan taabacsan Laftagareen oo weerar ku soo qaaday Baydhabo↗
Ciidan taageersan Laftagareen ayaa saaka weerar ku soo qaaday Baydhabo, kuwaas oo gudaha magaalada iyo bannaankeeda kula dagaalamay ciidan ka tirsan dowladda federaalka & kuwa maamulka Aadan Madoobe. Ciidanka daacada u ahaa Laftagareen…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Muxuu yahay hadalka ka soo yeeray duqa Gaalkacyo ee hadal haynta dhaliyay?↗
Duqa magaalada Gaalkacyo ee Puntland Xuseen Cabdinuur Maxamed ayaa sheegay in Gaalkacyo leedahay xeer goonni ah oo aan quseyn Garoowe iyo Dhuusamareeb, islamarkaana loo baahan yahay in uu dhowro qof kasta oo yimaada. Maayar Xuseen wuxuu…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo tagay Laascaanood↗
Wafdi uu hoggaaminayay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isuduwaha Arrimaha Gargaarka bani’aadannimada George Conway ayaa maanta tagay magaalada Laascaanood ee xarunta…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Taliye Muumin oo magacaabis sameeyay↗
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire, ayaa magacaabay taliyaha howlgalinta gobolka Karkaar iyo taliyaasha saldhigyada Qardho, Bandarbeyla & saldhigga bari ee magaalada Garoowe. Warqado ka soo baxay xafiiska hoggaanka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo soo saartay amar la xiriira qoyska↗
Puntland ayaa ku amartay goobaha hoyga in aysan seexan karin lammaane aan haysan warqad guur oo ay bixisay wasaaradda caddaaladda. Warqad ka soo baxday wasaarada caddaaladda Puntland ayaa lagu amar hoteellada, guryaha dabaqyada ah iyo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar ugu soo xiray ciidan↗
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Galmudug ayaa maanta deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka. Munaasabadda xiritaanka tababarka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo ka hadashay howlgal laga fuliyay Qardho↗
Ciidanka Booliska gobolka Karkaar ayaa sheegay in uu qabtay maleeshiyaad hubaysan oo shalay jidgooyo dhigtay duleedka bari ee magaalada Qardho. Hadal qoraal ah oo ka soo baxay Booliska Karkaar ayaa lagu yiri “ciidamada amniga waxay qabteen…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo Gaalkacyo kulan kula qaatay saraakiil ciidan↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa magaalada Gaalkacyo kulan kula qaatay saraakiisha ciidamada kala duwan iyo mas’uuliyiinta golayaasha dowladda ee ku sugan gobolka Mudug. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Boosaaso: Waddo 20 sano u xirtay PSF oo dib loo furay↗
Puntland ayaa maanta dib u furtay waddo muddo dheer u xirnayd ciidamada PSF, taas oo isku xirta dekedda Boosaaso, madaxtooyada, maxjarka xoolaha iyo jidka soddonka bari. Guddoomiyaha degmada Boosaaso Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cali ayaa…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. DFS oo shaacisay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa maanta shaacisay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas oo ay ka qabatay Muqdihso iyo dowlad goboleedyada Jubaland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Danjire Cawil: “Daarood ayaa nooga gacan-qabow Hawiye”↗
Danjire Cawil (dhexda) wuxuu intii waraysigu u ekaa bare muxaadaro u jeedinaya Cabdinuur (bidixda) iyo Cabdikariim Cali Kaar (midigta). Boosaaso (Faallo) — Danjire Xuseen Cali Ducaale (oo loo yaqaanno Danjire Cawil), wuxuu waraysi siiyay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Gen. Jimcaale oo aqbalay in uu dib ugu soo noqdo ciidamada Puntland↗
Gen. Jimcaale Jaamac Takar oo hoggaamiya ciidan Danab ee degan xerada Ligle ee Garoowe ayaa ugu dambayn aqbalay in uu dib ugu soo noqdo ciidamada difaaca Puntland. Gen. Jimcaale waxa uu ka tanaasulay go’aankii uu ugu biiray dowladda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo sheegtay in ay soo gabagabaysay xiisaddii Kuur-ilaalo↗
Puntland ayaa sheegtay in ay soo gabagabayay xiisaddii deegaanka Kuur-ilaalo ee degmada Rako-raaxo, islamarkaana ciidamadii federaalka sheegtay ee halkaas ku sugnaa ay aqbaleen in ay ka mid noqdaan Puntland. War-saxaafadeed ka soo baxay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka degay Dhuusamareeb↗
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhaweeyeen madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor),…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo ka digtay safar Xasan Sheekh ku imanayo Galmudug↗
Puntland ayaa ka digtay safar la xiriira arrimo ciidan oo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku imanayo Galmudug, iyada oo ku eedeysay in uu colaad ka hurinayo magaalada Gaalkacyo. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxay wada hadleen Puntland iyo Qaramada Midoobay?↗
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta magaalada Garoowe kula kulmay wafdi uu hoggaaminayay ku-xigeenka ergayga gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna isuduwaha arrimaha…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland: Siyaasiyiin iyo aqoonyahano soo saaray baaq↗
Golaha Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanka Puntland oo war-murtiyeed soo saaray ayaa ku baaqay in xal nabadeed oo deg deg ah lagu dhammeeyo xiisadda ka taagan deegaanka Kodmo degmada Rako-raaxo ee gobolka Karkaar. Goluhu wuxuu maamulka kula…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Wuu Taageersanaa In Dowladda Federaalku Ciidammo Ka Qorato Puntland↗
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni wuu la yimid siyaad sababtay in ciidammada Puntland heli la’yihiin xaqa ay ku leeyihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyagoo wada dagaal ka dhan ah Daacish. Garoowe (Faallo PP) — Dhowaan Xildhibaan…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.