Skip to content
Wednesday, 16 September 2026
Breaking News

Aggregated

The Wire

3201 headlines · 42 sources · updated 22 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed3 Sept 2026

DEG DEG: Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday in lasoo afjaray raggii soo weeraray Baydhaba

Baydhaba (Caasimada Online) – Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay dagaalkii saaka ka dhacay magaalada Baydhaba ee xrunta gobolka Baay, kadib markii ay soo weerareen ciidamada taabacsan Cabdicasiis…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk3 Sept 2026

Madaxweynaha Somaliland oo u safray Maraykanka

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta safar ku aaday dalka Maraykanka, isaga oo sii mari doona dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Qoraal ka baxay xafiiska Cirro ayaa lagu sheegay in safarkan uu muhiim…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Fana BroadcastingRegionalState-affiliatedMesafint Brlie3 Sept 2026

PM Abiy Oversees Landmark NBE–IFC Framework to Establish Ethiopia’s First Mortgage Refinance Company

Addis Ababa, September 3, 2026 (FMC) — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed today oversaw the signing of a landmark Framework for Cooperation between the National Bank of Ethiopia (NBE) and the International Finance Corporation (IFC) to…

Read at Fana BroadcastingHeadline and extract © Fana Broadcasting — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk3 Sept 2026

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ee hoggaamiyo Aadan Madoobe ayaa war uu goordhaweyd soo saaray ku sheegay in la soo afjaray dagaal xoogan oo muddo dhowr saac ah ka socday magaalada Baydhabo. Maamulka Aadan Madoobe wuxuu ciidanka weerar soo qaaday…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Fana BroadcastingRegionalState-affiliatedMesafint Brlie3 Sept 2026

“A Year to a Day”: Deputy Prime Minister Temesgen Tiruneh Points to the Turnaround in Immigration Services

Addis Ababa, September 3, 2026 (FMC) — Cases that once took up to a year to complete at Ethiopia’s Immigration and Citizenship Service are now being processed and returned within a single day, Deputy Prime Minister Temesgen Tiruneh said.…

Read at Fana BroadcastingHeadline and extract © Fana Broadcasting — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed3 Sept 2026

Xog: Dadaalladii Muqdisho lagu keenayay Deni iyo Axmed Madoobe oo hakad galay

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland ayaa ku gacan-seeray qorshe la doonayay in Muqdisho lagu keeno, si loo dhamaystiro wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka, loogana gaaro xal…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Fana BroadcastingRegionalState-affiliatedMesafint Brlie3 Sept 2026

Addis Ababa Mayor Adanech Abiebie Recognized as Global Champion for Early Childhood Development

Addis Ababa, August 27, 2026 (FMC) — Addis Ababa Mayor Adanech Abiebie has received international recognition as a “Champion for Early Childhood Development” from the global Act for Early Years initiative, recognizing her leadership and…

Read at Fana BroadcastingHeadline and extract © Fana Broadcasting — reproduced for reference, full article at the publisher.
Horn Diplomat — via AllAfricaRegionalcontact@horndiplomat.com (Horn Diplomat)3 Sept 2026

The Copyright Trap - How Fake Claims Are Silencing Independent Media and Journalists in Somalia

Mogadishu, Somalia -- Independent media houses and journalists in Somalia are facing an escalating wave of online attacks and censorship, including coordinated fake copyright claims, content takedowns and demands for…

Read at AllAfricaHeadline and extract © Horn Diplomat — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan3 Sept 2026

Mareeg ku xiran Xizbullah oo saldhigga Boosaaso ku calaameysay bartilmaameed

Boosaaso (Caasimada Online) – Mareeg Lubnaan laga leeyahay oo taageerta ururka Xizbullah ayaa daabacday warbixin ay ugu magac dartay “kaarka bartilmaameedka”, taas oo ku saabsan xarun militari oo ku taalla magaalada Boosaaso, xilli…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed3 Sept 2026

DEG DEG: Dagaal culus oo ka qarxay Baydhaba kadib markii ciidanka Lafta-gareen…

Baydhaba (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in goordhow uu dagaal qaraar ka qarxay duleedka magaalada Baydhaba, kaas oo u dhexeeya ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Saxafi MediaRegionalAbdifatah Aidied3 Sept 2026

The Red Sea Opening Israel Cannot Afford to Lose

Analysis on the Red Sea opening Israel cannot afford to lose as strategic competition heats up in Somaliland and Bab el-Mandeb By Nassir Hussein Kahin Somaliland offers Israel a rare strategic opportunity—but competing powers are working…

Read at Saxafi MediaHeadline and extract © Saxafi Media — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan3 Sept 2026

Kadib cambaareyn xooggan, dowladda Mareykanka oo Soomaaliya dib ugu daraysa…

Washington (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaaliya dib loogu dari doono warbixinnada dadweynaha ee nidaamka digniinta hore ee macluusha laga bilaabo bishan September, kadib markii dalka laga reebay laba qiimeyn…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Saxafi MediaRegionalAbdifatah Aidied3 Sept 2026

Recognition by Exclusion: The Taipei-Hargeisa Axis and the Invention of a Sovereignty without Title

Explore how the Taipei-Hargeisa axis creates a new model of recognition by exclusion, redefining statehood, sovereignty, and diplomatic validation By Fundji Benedict On 12 June 2026 the representative office of the Republic of Somaliland…

Read at Saxafi MediaHeadline and extract © Saxafi Media — reproduced for reference, full article at the publisher.