Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

450 headlines · 42 sources · updated 47 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed5 Sept 2026

Golaha Mustaqbalka oo eedeyn u jeediyay DF kadib qaraxii guriga taliye Shub

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag u cambaareeyay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan5 Sept 2026

Xogta xarunta CIA-da iyo saldhigga Mareykanka ka qorsheynayo Soomaaliya

Boosaaso (Caasimada Online) — Mareykanka ayaa qorsheynaya inuu ballaariyo howlaha hay’adda sirdoonka CIA-da ee Puntland, isla markaana joogitaankiisa garoonka diyaaradaha Boosaaso u beddelo saldhig ciidan oo laga fulin karo duqeymo cirka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan5 Sept 2026

Lafta-gareen oo war ka soo saaray qaraxii guiga taliya Shub, shaaciyeyna xog yaab leh

Naiorbi (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay mas’uul ka tahay duqeymo uu sheegay in ay ka dhaceen degmada Doolow ee gobolka Gedo iyo deegaano ku dhow…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse4 Sept 2026

Kheyre oo eedeymo culus u jeediyay Xasan, dushana ka saaray dhacdadii Doolow

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay qaraxa ka dhacay hoyga uu magaalada Doolow ee gobolka Gedo ka degan yahay taliyihii hore ee ciidanka asluubta Soomaaliyeed,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse4 Sept 2026

Fahad Yaasiin oo isku xiray dhacdada Doolow iyo tii Cabdullaahi Yuusuf ee 2006

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee hay’adda NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa isku xiray duqeyn la sheegay in xalay lala beegsaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse4 Sept 2026

Sheekh SHARIIF: Xasan Sheekh wuxuu si cad ugu bareeray shirqoolo siyaasadeed

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu si cad ugu bareeray shirqoolo siyaasadeed xilli uu maanta si adag u cambaareeyay duqeyn la sheegay in lagu…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse4 Sept 2026

Jubaland oo dalab xasaasi ah u dirtay caalamka kadib duqeynta guriga Taliye Shub

Kismaayo (Caasimada Online) – Maamulka Jubaland ayaa si adag u cambaareeyay duqeynta xalay lala beegsaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) kaasi oo ku yaalla degmada Doolow ee…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan4 Sept 2026

QM oo shaacisay in Boosaaso noqotay xarun hub iyo dagaal-yahanno looga gudbiyo RSF

Boosaaso (Caasimada Online) – Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ay noqotay marin joogto ah oo ay isticmaaleen shabakad caalami ah oo hub, qalab milatari iyo dagaalyahanno shisheeye u…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan4 Sept 2026

Gabar Soomaali ah oo loo saadaalinayo kursigii uu baneeyey R/W Keir Starmer

London (Caasimada Online) – Sagal Abdi-Wali, oo ah haweeney Soomaali ah oo hoggaamisa degmada Camden ee magaalada London, ayaa loo arkaa inay ka mid tahay musharraxiinta ugu cadcad ee xisbiga Labour-ka u xulan karo kursiga baarlamaanka ee…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse3 Sept 2026

Sawirro: Soomaaliya oo Addis Ababa ku guddoomisay shirkii ugu horeeyay ee…

Addis Ababa (Caasimada Online) – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta guddoomiyey furitaanka shirkii ugu horreeyey ee Wasiirrada Ganacsiga ee dalalka ku mideysan hindisaha Geeska Afrika…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse3 Sept 2026

Somaliland oo wakiillo u dirtay Midowga Yurub, IGAD, Midowga Afrika iyo Itoobiya

Hargeysa (Caasimada Online) – Somaliland ayaa qaaday tallaabo cusub oo dhinaca diblomaasiyadda ah, iyadoo wakiillo cusub u magacawday inay maamulka ku metelaan Midowga Yurub, Midowga Afrika, Urur-goboleedka IGAD iyo Itoobiya. Magacaabistan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed3 Sept 2026

DEG DEG: Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday in lasoo afjaray raggii soo weeraray Baydhaba

Baydhaba (Caasimada Online) – Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay dagaalkii saaka ka dhacay magaalada Baydhaba ee xrunta gobolka Baay, kadib markii ay soo weerareen ciidamada taabacsan Cabdicasiis…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed3 Sept 2026

Xog: Dadaalladii Muqdisho lagu keenayay Deni iyo Axmed Madoobe oo hakad galay

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland ayaa ku gacan-seeray qorshe la doonayay in Muqdisho lagu keeno, si loo dhamaystiro wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka, loogana gaaro xal…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.