Somalia and UN Discuss Final Phase of UNTMIS Transition↗
Somalia’s State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, Ali Mohamed Omar, met with a United Nations delegation led by Raisedon Zenenga, Officer-in-Charge of the UN Transitional Assistance Mission in Somalia (UNTMIS), on…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia quarantines fellow traveler of Kenyan who died from Ebola↗
In Mogadishu, Somalia, authorities quarantined a citizen of the country who had traveled with a Kenyan who later died of Ebola in Nairobi. The man was isolated on October 11, although he did not have a positive test result for the disease.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Caasha Geelle oo si adag uga hadashay saamaynta biyaha roobka ee Magaalada Galkacyo.↗
Wasiirkii hore ee haweenka Puntland xilal kala duwanna ka soo qabatay Soomaaliya Caasho Geelle Diiriye, ayaa…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo diiwaangelinaysa wakiilada ajaaniibta ah ee shirkadaha kalluumaysiga.↗
Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Dowladda Puntland ayaa lagu wargeliyay shirkadaha…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Booliska Nugaal oo Garoowe ku qabtay khamri iyo gaari lagu waday.↗
Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay Kontoroolka Bari ee magaalada Garoowe ku…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. RW Xamse oo daahfuray shirweynaha ka hortagga xagjirnimada oo lagu beegay 14 October.↗
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Khilaafka iyo Abwaanka oo kusii kala fogaadey buuxinta kuraasta reer Sanaag.↗
Khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Waqooyi-bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), iyo ku-xigeenkiisa Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaanka)…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidanka badda Puntland oo gacanta ku dhigay 3 doonyood & 60 shaqaale ah oo kalluumaysi sharci-darro ah ku hawlanaa.↗
Ciidamada badda Puntland ee PMPF oo maalmihii la soo dhaafay laba jibbaaray hawl-gallada lagu xaqiijinayo ammaanka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Khilaaf ka dhextaagan Maamulka Gobolka Mudug & kan Degmada Galkacyo ee Puntland.↗
Maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Galkacyo ee Puntland ayaa siweyn isugu maandhaafay shaqada shirkad gaar…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Golaha xukuumadda Somalia oo dib u dhigay go’aamada kala saarista xubinada barlamaanka & wasiirada.↗
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Qaraar lagu faahfaahinayo Hannaanka Taabagelinta Dastuurka Dalka, kaas oo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo gobolka Sool ka soo qabatay in 3 ruux ku diley tiro kalena ku dhaawacay Garoowe.↗
Laamaha ammaanka gobolka Nugaal aaya gacanta ku soo dhigay Mowliid Siciid Warsame, oo lagu eedeeyay inuu…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Somalia oo cunaqabatayn Maaliyadeed saartay Laftagareen, Taliye Shub & xubno kale.↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa liiska cunaqabataynta maaliyadeed ku dartay magacyada Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Mahad…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Garoowe oo laga bilaabay u qareemidda dadka baahiyaha gaarka ah qaba.↗
Garoowe – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa magaalada Garoowe ka daahfuray kulan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Soomaaliya & Itoobiya oo wadahadal ka leh ciidankii ka baxay Xananbuurre ee lagu xiray Jigjiga.↗
Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixisay xaaladda ciidamo ka tirsan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Laamaha ammaanka gobolka Nugaal ee Puntland oo digniin soo saaray.↗
Ciidanka Booliska Dowladda Puntland, gaar ahaan Laanta Nabadgelyada Waddooyinka, ayaa digniin u diray darawallada iyo dhammaan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Go’aan ka soo baxay rugta ganacsiga Somalia oo laga qaadacay guud ahaan dalka.↗
Rugaha Ganacsiga Puntland, Jubbaland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur-galbeed iyo Gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah u qaadacay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxda DFS oo ka qaybgalay xuska maalinta calanka Soomaaliyeed.↗
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somaliland oo muujisay inay Itoobiya kala shaqaynayso adeegsiga dekedda Berbera.↗
Xukuumadda Somaliland ayaa mar kale muujiyey sida uu muhiim ugu arko iskaashiga Itoobiya, gaar ahaan dhinacyada…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo tababar dibadda ah u dirtay ciidamo baranaya adeegsiga diyaaradaha Droneska.↗
Boosaaso-Xukuumadda Puntland ayaa tababar dibadeed oo la xiriira farsamooyinka dagaalka casriga ah iyo adeegsiga diyaaradaha aan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Golaha Mustaqbalka oo digniin ka soo saaray duullaan lagu qaado Madaxdii hore ee dalka.↗
Muqdisho-Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga digay falalka daandaansiga iyo abaabulka la sheegay in lagu…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xukuumadda Firdhiye oo sheegtay inay Waqooyi Bari soo weerareen kooxo baad raadinaya.↗
Xukuumadda uu hoggaamiyo Cabdulqaadir Axmed Awcali ee Waqooyi Bari Somalia ayaa si adag uga hadashay gedoodka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xisbiga Himilo Qaran oo ka digey weerar lagu qaado siyaasiyiinta ku sugan Muqdisho.↗
Muqdisho –Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland iyo Itoobiya oo ka wada hadlay iskaashiga labada dhinac.↗
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo mamnoocday in hub lagu dhexqaato Magaalada Badhan.↗
Maamulka gobolka iyo taliska qaybta booliska Puntland ee gobolka Sanaag ayaa Badhan ee xarunta gobolkaasi ka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo odayaasha dhaqanka Sanaag kala shirtay diyaar garawga shirka nabadaynta.↗
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland, Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), ayaa kulan la…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Firdhiye oo ku dhawaaqay in Waqooyi Bari ka kooban tahay 5 gobol.↗
Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa sheegay in maamulkiisu ka kooban, xilli…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo ku dhawaaqday inay hawlgallo qorshaysan ka bilaabayso Galkacyo.↗
Galkacyo: Taliska Qaybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku dhawaaqay in magaalada Gaalkacyo laga bilaabayo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Northeastern Somalia Orders Airlines to Obtain Approval Before Transporting Weapons or Troops↗
LAS ANOD, Somalia — Somalia’s Northeastern Regional State has directed airlines operating in areas under its control not to transport weapons or military personnel without prior authorization from the regional Ministry of Security.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia Condemns Houthi Missile Attacks on Saudi Airports↗
MOGADISHU, Somalia — The Federal Government of Somalia has strongly condemned missile attacks allegedly carried out by Yemen’s Houthi group against the Abha International Airport and King Khalid International Airport in the Kingdom of…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. DFS oo cambaaraysay weerarada Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen Sucuudiga.↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay weerarro gantaallo ah oo kooxda Xuutiyiinta Yemen lagu…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher.