Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

243 headlines · 42 sources · updated 52 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Kaab TV · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026

Somaliland oo dadaal cusub ugu jirta aqoonsi caalami ah

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Somaliland ayaa waddo cusub oo diblomaasiyadeed u qaaday dadaalkeeda muddada dheer ee ay ku dooneyso aqoonsi caalami ah, iyadoo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro lagu wadaa…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026

Macawiisleyda oo la wareegtay goobaha doorashada ee Beledweyne

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaalad cusub oo la xiriirta doorashada qof iyo codka ah ee lagu muransanyahay ayaa ka taagan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kadib markii ciidamo Macawiisley ah oo aad u hubeysan ay…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026

Puntland iyo Jubaland oo diiday heshiiska doorashada7-da bilood

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka ku saabsan heshiis la sheegay inuu dhex maray Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah madaxda mucaaradka Soomaaliya ayaa dhaliyay muran siyaasadeed oo cusub, kadib markii Puntland…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026

Doorashada Hirshabeelle oo wajahaysa caqabado sharci

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku burisay natiijooyinkii doorashadii Galmudug ayaa dhaliyay su’aalo cusub oo ku saabsan sida doorashooyinka looga qaban karo Hirshabeelle iyo…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026

Xiriirka Xuutiyiinta iyo Al-Shabaab oo walaac dhaliyay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warbixinno cusub oo caalami ah ayaa iftiimiyay xiriir sii xoogeysanaya oo la sheegay inuu dhex marayo kooxda Xuutiyiinta ee ka talisa qaybo badan oo Yemen ah iyo Al-Shabaab ee Soomaaliya,…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026

Mareykanka oo joojinaya taageerada AUSSOM

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warbixinno caalami ah ayaa sheegaya in Mareykanka uu qorsheynayo inuu joojiyo taageerada Qaramada Midoobay ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AUSSOM, marka la gaaro dhammaadka…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026

Weerarrada burcad-badeedda Soomaaliya oo walaac cusub dhaliyay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Burcad-badeednimada ka jirta xeebaha Soomaaliya ayaa mar kale soo jiidatay dareenka caalamka, kadib markii ay sanadkan soo kordheen dhacdooyin la xiriira afduubka iyo weerarrada ka dhanka ah…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hodan oo lagu xiray CID

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hodan ayaa lagu xiray Ciidanka Dambi-baarista Soomaaliyeed (CID), kaddib dacwad la xiriirta lacag iyo muran dhul oo ay soo gudbiyeen ganacsato ku sugan…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026

SJS oo walaac ka muujisay cadaadiska saxaafadda

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Suxufiyiin iyo madax ka tirsan warbaahinta Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladda xorriyadda saxaafadda iyo cadaadiska ay sheegeen in ay la kulmaan qaar ka mid ah wariyeyaasha iyo dadka…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026

Garoonka Muqdisho oo maalintii labaad hakad ku jira

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad wajahaya hakad ku yimid duulimaadyada, iyadoo rakaab badan lagu soo waramayo inay ku kala xayiran yihiin…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News30 Aug 2026

Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Dhuusamareeb

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisad siyaasadeed ayaa ka taagan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kaddib markii ciidamo dheeraad ah lagu daadiyay agagaarka xarumaha muhiimka ah ee maamulka iyo hoyga…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.