Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

147 headlines · 42 sources · updated 12 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Puntland Post · clear

Puntland PostRegionalDesk23 Sept 2026

Wiilal Soomaali ah oo lagu dilay Maraykanka

Magaalada Wilmar gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxaa habeenimadii isniinta la lagu dilay labo wiil oo Soomaali ah, halka mid saddexaad la gaarsiiyay dhaawac culus. Labo wiil ee la dilay iyo kan la dhaawacay ayaa lagu kala magacaabi…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk20 Sept 2026

Duqeymo ka dhacay deegaanno u dhow Baydhabo

Duqeymo dhanka cirka ah ayaa xalay ka dhacay deegaanno ku yaalla duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, kuwaas oo la sheegay in lala eegtay goobo ay ku sugnaayeen ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk19 Sept 2026

Wufuud ku soo qulqulaysa Garoowe

Magaalada Garoowe waxaa maanta soo gaaray wafuud kala duwan oo isugu jira siyaasiyiin, aqoonyahano iyo bulshada rayidka, kuwaas oo ka qaybgala shir ka dhacaya caasimadda Puntland. Shirka oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Cilmi-baarista…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk19 Sept 2026

Labo wariye oo geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa saacadihii la soo dhaafay geeriyooday Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) iyo Xasan Kaafi Cabdiraxmaan (Qoyste), kuwaas oo ahaa labo wariye oo muddo u soo shaqaynayay bulshada Soomaaliyeed. Wariye Boqorka…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk19 Sept 2026

Nin ku eedeysan dil ka dhacay Mudug oo la qabtay

Taliska qaybta booliska gobolka Mudug ayaa sheegay in la qabtay Sakariye Cabdiqaadir Xirsi oo ku eedeysan in uu habeen hore dilay marxuum Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf, dilkaas oo ka dhacay deegaanka Tuulo-Xabiibo ee gobolka Mudug. Booliska…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.