Mareeg ku xiran Xizbullah oo saldhigga Boosaaso ku calaameysay bartilmaameed↗
Boosaaso (Caasimada Online) – Mareeg Lubnaan laga leeyahay oo taageerta ururka Xizbullah ayaa daabacday warbixin ay ugu magac dartay “kaarka bartilmaameedka”, taas oo ku saabsan xarun militari oo ku taalla magaalada Boosaaso, xilli…
DEG DEG: Dagaal culus oo ka qarxay Baydhaba kadib markii ciidanka Lafta-gareen…↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in goordhow uu dagaal qaraar ka qarxay duleedka magaalada Baydhaba, kaas oo u dhexeeya ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis…
Kadib cambaareyn xooggan, dowladda Mareykanka oo Soomaaliya dib ugu daraysa…↗
Washington (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaaliya dib loogu dari doono warbixinnada dadweynaha ee nidaamka digniinta hore ee macluusha laga bilaabo bishan September, kadib markii dalka laga reebay laba qiimeyn…
DF Soomaaliya oo qorsheyneysa dib u habeyn lagu sameynayo maamulka…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe dib loogu habeynayo nidaamka maamulka iyo howlaha hay’adaha amniga gudaha, iyadoo qorshahan lagu doonayo in lagu xoojiyo isla xisaabtanka, wada-shaqeynta…
Kubadda cagta Soomaaliya oo qaaday tallaabo cusub oo taariikhi ah – Maxaa dhacaya maanta?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Kubadda cagta Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo cusub oo taariikhi ah, iyadoo markii ugu horreysay laba xul oo Wiilal iyo Gabdho ah oo da’doodu ka yar tahay 15 jir ay dalka ku matalayaan tartanka African Schools…
DF Soomaaliya oo shaacisay in Itoobiya ay heli karto marin-badeed haddii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa shaaciyay in Itoobiya ay heli karto marin la isku halayn karo oo ay badda uga soo…
Culimada Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay tallaabadii Muungaab↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliya oo maanta soo saaray bayaan culus ayaa si weyn usoo dhaweeyay qorshaha dib u dejinta ee uu ku dhawaaqay guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada…
Xildhibaan Saadaam: DF waxay Puntland ku abuurtay burcad-badeed↗
Muqdisho (Caasimada Online ) – Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan xaaladda Maamul-goboleedka Puntland, gaar ahaan khilaafka culus ee u…
Maamulka Gobolka oo qaaday tallaabo farxad-gelisay reer Muqdisho↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay qaaday tallaabo culus oo farxad-gelisay reer Muqdisho, kadib markii uu ku dhawaaqay in la bilaabay dhismaha waddada suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Dhismaha waddadan…
Xogta duqeyn culus oo ka dhacday duleedka Baydhaba + Bartilmaameedka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeymo ay xalay diyaarado dagaal ka fuliyeen gobolka Baay, gaar ahaan agagaarka magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Diyaaradaha ayaa beegsaday goobo la…
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Beledweyne kadib maleeshiyaad…↗
Beledweyne (Caasimada Online) – Gudoomiyaha degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan Cumar Cismaan Calasow ayaa faah-faahin ka bixiyay xaaladda magaaladaasi, kadib markii shalay maleeshiyaad hubeysan ay carqaladeeyeen amniga goobaha loo…
Soomaaliya iyo Mareykanka oo xaqiijiyey arrin la hadal hayey↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiil amni oo Mareykan iyo Soomaali ah ayaa bixiyey faahfaahin cusub oo muujineysa inuu sii xoogeysanayo xiriirka u dhexeeya kooxda Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen, kaas oo hadda ku lug leh hub, tababar…
Ciidamada Mareykanka oo Kismaayo ka sameeyey diyaar-garow militari + Sawirro↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Geeska Afrika ayaa tababar militari oo ballaaran ku sameeyey magaalada Kismaayo, kaas oo lagu tijaabiyey sida ciidamada ku sugan saldhigga ay isaga difaaci karaan weerar iyo…
Puntland oo ku dhowaaqday go’aanno amni oo culus iyo in ay la wareegi doonto….↗
Boosaaso (Caasimada Online) – Dowladda Puntland ayaa soo saartay go’aanno cusub oo lagu adkeynayo ammaanka gobolka Bari, kuwaas oo ay ka mid yihiin xakameynta hubka sharci-darrada ah, dardargelinta dagaalka kooxaha argagixisada,…
Maxaa ka jira in ciidamo ka tirsan DF ay u goosteen dowlad-deegaanka Soomaalida?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay wararka sheegaya inay goosteen qaar kamid ah ciidamadii dhawaan tababarka loogu soo xiray deegaanka Xanan-buure ee gobolka Galgaduud, kuwaas…
DEG DEG: Maleeshiyaad hubeysan oo la wareegay xarumaha doorashada ee Beledweyne↗
Beledweyne (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaadeen xarumaha loo asteeyay doorashada ee magaalada Beledweyne, xilli ay halkaas ka jirto xiisad ka…
Xamza: Waa khad cas, mana aha wax laga gorgortami karo in…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo wareysi gaar ah siiyay wargeyska Al Sharq ee dalka Qatar ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan aqoonsiga ay Israel siisay Somaliland. Xamza ayaa…
Maxay ka wada-hadleen Jaamac iyo safiirka Türkiye? + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya, Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta kulan mira dhal ah la qaatay safiirka Türkiye u fadhiya Soomaaliya Danjire Alper…
Ujeedka kulan ay yimaadeen DF, Dowlad-goboleedyada iyo hay’adaha samafalka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta guddoomiyay kulan heer sare ah oo looga hadlay xaaladda bani’aadannimo ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa…
Somalia says funding, logistics delay Egyptian troop deployment↗
Cairo (Somalia Today) — Funding problems, logistical arrangements and operational requirements are delaying the deployment of Egyptian troops to the African Union mission in Somalia, a senior Somali foreign ministry official has said.…
Xasan Sheekh oo shir muhiim ah uga qeyb-galay Belgrade + Sawirro↗
Belgrade (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay shirka dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay magaalada Belgrade ee dalka Serbia, halkaas oo uu khudbad…
Cosoble oo soo jeediyay in xilka laga qaado Cabdikariin kadib qaladaadkii doorashada Galmudug↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee HirShabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa si weyn u dhaliilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariin Axmed Xasan, isagoo dalbaday in…
Safiirkii Itoobiya ee Muqdisho ka tegay oo farriin cajiib ah soo diray↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirkii Itoobiya ee Soomaaliya, Suleymaan Dedefo Woshe oo dhawaan soo gaba-gabeeyay howlihii diblomaasiyadeed ee uu ku joogay Muqdisho ayaa fariin ku saabsan xaaladda Soomaaliya u soo diray shacabka iyo…
DF iyo mucaaradka oo gaaray is-afgarad iyo guddi cusub oo la dhisayo↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada mucaaradka ayaa beesha caalamka la wadaagay nuqul ka mid ah soo jeedin iyo is-afgarad hordhac ah oo ku saabsan sameynta hannaan doorasho oo ay labada dhinac ku…
Soomaaliya oo hoggaaminaysa shir Addis Ababa ka dhacaya oo muhiim ah↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa bishan hoggaaminaysa shir muhiim ah oo looga hadlayo ganacsiga iyo iskaashiga dhaqaale ee dalalka Geeska Afrika, kaas oo diiradda lagu saari doono sidii loo horumarin lahaa isku-xirka ganacsiga…
Puntland oo Boosaaso ku qabatay rag iyo dumar loo heysto dambiyo culus↗
Boosaaso (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka Puntland ayaa howl-gallo ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ku soo qabtay dad isugu jira rag iyo dumar oo lagu eedeeyay ka ganacsiga hubka sharci-darrada ah iyo walxaha maanka-dooriya, gaar…
DF oo shaacisay sababta hor-taagan imaanshaha ciidanka Masar ee Soomaaliya↗
Qaahira (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay sababta wali u hirgeli la’yahay qorshaha ciidamada Masar loogu soo daabulayo Soomaaliya, iyadoo sheegtay in caqabadda ugu weyn ay tahay maalgelinta, saadka iyo…
Talyaaniga oo shacab dabar go’aya – Maxaa dhacaya 2050?↗
Roma (Caasimada Online) – Tirada dadka ku nool Talyaaniga ayaa la filayaa inay hoos u dhacdo ku dhowaad afar milyan oo qof marka la gaaro 2050, arrintaas oo cadaadis weyn saari karta dhaqaalaha dalka iyo nidaamka daryeelka bulshada, sida…
Guddiga doorashooyinka oo jadwal cusub u soo saaray Galmudug iyo HirShabeelle↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa 30-ka Sebtember 2026 u asteeyey doorashada ku-celiska ah ee Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee dowlad-goboleedka…
Taliska ciidanka xoogga oo baaraya tacaddi ay askar kula kaceen maxbuus dagaal↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay inuu bilaabay baaris hordhac ah oo lagu sameynayo muuqaal baraha bulshada lagu faafiyey oo muujinaya tacaddi loo geystay maxbuus dagaal. Taliska ayaa…