Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

331 headlines · 42 sources · updated 1 minute ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Kaab TV · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News12 Oct 2026

Isbeddello Lagu Sameeyay Saraakiisha NISA ee Muqdisho

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar soo baxaya ayaa sheegaya in isbeddello lagu sameeyay saraakiishii Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) ee ka howlgeli jiray degmooyinka iyo qeybaha kala duwan…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News12 Oct 2026

Xaaladda Degmada Wadajir oo Saaka Deggan Kadib Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo Ka Dhacay Agagaarka Guryaha Mucaaradka

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda amni ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa saaka deggen, kadib maalmo ay magaalada ka jireen dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo walaac la xiriiray qorshe la sheegay in dowladda…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News12 Oct 2026

Tayada Waddooyinka Gobolka Hiiraan oo Su’aalo Laga Keenay,iyo Isla Xisaabtan La’aan jirta+Sawirro

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Tayada dhismaha waddooyinka iyo buundooyinka gobolka Hiiraan ayaa dhalisay su’aalo ku saabsan sida loo qorsheeyo mashaariicda kaabayaasha dhaqaalaha, kaddib markii la arkay biyo dul maraya…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News11 Oct 2026

Xiisadda Siyaasadeed iyo Amni ee Muqdisho oo Korortay, Ciidamo Aan tegi karin Aadan Yabaalna Dood Dhaliyay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa walaac iyo su’aalo ka muujinaya dhaq-dhaqaaqyada ciidamada kuwaa oo aan tagi karin degmada Aadan Yabaal, ee dib loogu soo celiyay caasimadda, xilli ay…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News11 Oct 2026

Sharciga Caalamiga ah iyo Suurtagalnimada in Dalal Kala Noqdaan Aqoonsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa sheegay in dalal dhowr ah ay diyaar u yihiin inay aqoonsiga kala noqdaan Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News11 Oct 2026

Imaaraadka Carabta oo lagu eedeeyay duqeyn lagu dilay afar qof oo isku qoys ahaa oo ka dhacday Puntland

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Saraakiil ka tirsan hay’adaha amniga Puntland ayaa Imaaraadka Carabta ku eedeeyay inuu fuliyay duqeyn diyaaradeed oo lagu dilay afar qof oo isku qoys ahaa, shan kalena lagu dhaawacay, xilli…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News11 Oct 2026

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la joojiyo dagaallada Baydhabo iyadoo xaaladda bani’aadantinimo ay sii xumaanayso

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Isuduwaha arrimaha bani’aadantinimada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, George Conway, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo dejiyo xiisadda iyo dagaallada ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News11 Oct 2026

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo iyo gaadiid dagaal geysay agagaarka guryaha mucaaradka ee Muqdisho+Sawirro

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemayo qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka guryaha siyaasiyiinta mucaaradka, iyadoo la sheegay in ciidamo badan iyo gaadiid dagaal la geeyay…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News10 Oct 2026

Dood Kulul iyo Buuq Ka Dhacay Baarlamaanka Soomaaliya, Sharciga Lacagta iyo Khilaafka Dastuurka oo Xuddun u Noqday

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Fadhiga Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay dood kulul, hadallo is-dhaafsi ah iyo muran dhexmaray xildhibaanno, iyadoo ajandaha dooddu uu taabtay…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News10 Oct 2026

Roob Lagu Diirsaday oo Ka Da’ay Puntland, Nugaal iyo Mudug

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Roobab lagu diirsaday oo muddo 48 saacadood ah ka da’ayay deegaanno kala duwan oo ka tirsan Puntland ayaa sare u qaaday rajada bulshada ee ku aaddan helitaanka biyo iyo daaq, xilli la filayo…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News10 Oct 2026

Ciidanka Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Yaaq-shabeel, Laguna Dilay Xubin Sare oo Al-Shabaab ka Tirsanaa

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegay inay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Yaaq-shabeel ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lagu bartilmaameedsaday…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News10 Oct 2026

Masar oo isu diyaarinaysa inay ciidamo u dirto Soomaaliya iyadoo loollanka istaraatiijiga ah ee Geeska Afrika sii xoogeysanayo

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya Dowladda Masar ayaa lagu soo warramayaa inay diyaarinayso ciidamo milatari oo loo dirayo Soomaaliya, tallaabadaas oo la xiriirta xoojinta iskaashiga difaac ee labada dal, xilli…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News10 Oct 2026

Baydhabo oo wajahaysa xiisad amni: Dhaqdhaqaaq ciidan oo xooggan iyo cabsi laga qabo iska horimaad cusub

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Baydhabo iyo deegaannada ku xeeran ayaa wajahaya xaalad amni oo kacsan, kaddib markii la soo sheegay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan oo ay wadaan ciidamo kala duwan oo taabacsan…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.