Guddiga doorashooyinka oo jadwal cusub u soo saaray Galmudug iyo HirShabeelle↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa 30-ka Sebtember 2026 u asteeyey doorashada ku-celiska ah ee Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee dowlad-goboleedka…
Taliska ciidanka xoogga oo baaraya tacaddi ay askar kula kaceen maxbuus dagaal↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay inuu bilaabay baaris hordhac ah oo lagu sameynayo muuqaal baraha bulshada lagu faafiyey oo muujinaya tacaddi loo geystay maxbuus dagaal. Taliska ayaa…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u baxay safar dibadeed oo dalal dhowr ah uu ku tegayo↗
Belgrade (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade ee dalka Serbia, halkaas oo si diiran ugu soo…
Mogadishu launches resettlement plan for over 1,000 families↗
Mogadishu (Somalia Today) — Mogadishu authorities have launched the first phase of a resettlement programme for more than 1,000 families being relocated as part of efforts to open new roads, improve informal neighbourhoods and modernise…
Sawirro: Isbitaalka Dalmar oo ka qeyb galay Bandhigga KOBAC Expo 2026↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Isbitaalka takhasusiga iyo tacliimiga ah ee Dalmar ayaa ka qeyb galay carwada ama Bandhigga Waxbarashada KOBAC Expo 2026, oo muddo laba cisho ah ka socday Beerta Banaadir ee magaalada Muqdisho. Bandhiggan, oo…
Xildhibaan Odowaa oo weeraray Xasan Sheekh: Xoog ayuu ku jooga Villa Somalia↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay inuu awood sharci-darro ah ku sii joogo xilka madaxweynaha, isla markaana…
Duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya oo hakad galay iyo mas’uuliyiin ku xayiran↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Duulimaadyada tooska ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa maalintii labaad hakad ku jira, iyadoo rakaab badan oo Soomaali ah iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ay ku xanniban yihiin Muqdisho…
Daawo: Saciid DENI oo Mareykanka kala hadlay arrin xasaasi ah↗
Boosaaso (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Boosaaso kula kulmay wafdi saraakiil ah oo ka socday Taliska AFRICOM ee Mareykanka, waxaana wafdiga hoggaaminayay taliyaha howlgallada gaarka ah ee…
Muungaab oo dhul ugu deeqay qoysaskii laga barakiciyay guryahooda + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta qaaday tallaabo la xiriirta xiisadda dhulka ee ka taagan caasimada, wuxuuna ku dhawaaqay qorshe dib u dajin…
DEG EG: Mooshin xilka qaadis ah oo loo gudbiyay guddoonk BF + Video↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta guddoonka Baarlamaanka u gudbiyey mooshin xilka qaadis ah oo ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo…
Xasan Sheekh oo amar culus siiyay taliska ciidanka Xoogga kahor safarkiisa…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tegay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa la kulmay saraakiisha ciidamada qalabka sida, isagoo kala hadlay amniga guud ee dalka, gaar ahaan…
Xog: Madaxweyne Xasan Sheekh oo u baxaya safar dibadeed + Ujeedka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu u ambabaxo safar dibadeed oo uu ku tegayo dalalka Serbia iyo Switzerland, halkaas oo uu kaga qeyb-geli doono kulamo iyo munaasabado…
DF oo maamulka Trump iyo dalal Carab ah kala hadleysa qorshe ku saabsan Somaliland↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhisay dadaallada diblomaasiyadeed ee ay ku doonayso in lagu hor istaago in dalal kale ay ku daydaan Israa’iil oo Somaliland u aqoonsatay dal madax-bannaan, iyadoo…
Bankiga Adduunka oo diiday dhowr been oo Kheyre uu ka sheegay dhaqaalaha dalka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xog cusub oo uu soo bandhigay Bankiga Adduunka ayaa meesha ka saartay qaar ka mid ah sheegashooyin uu dhawaan jeediyay ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, kuwaas oo la xiriiray xaaladda…
Somalia, Qatar discuss bilateral ties, sovereignty in Doha↗
Doha (Somalia Today) — Somalia and Qatar discussed threats to international trade and maritime navigation on Sunday as Prime Minister Hamza Abdi Barre met his Qatari counterpart in Doha and delivered a written message from President Hassan…
Maxaa ka cusub dagaalka ka socda duleedka Muqdisho?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaallo culus oo maanta iyo shalay ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan aagga deegaanka Basra oo dhaca waddada xiriirisa magaalooyinka Balcad iyo…
Go’aanka Koonfur Galbeed ka qaadatay Lafta-gareen oo dhaliyay falcelin xooggan↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Falcelin xooggan iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay go’aan maanta kasoo baxay Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed kadib markii ay liiska argagixisada ku dareen Madaxweynihii hore ee maamulkaas Cabdicasiis…
Xisaabiyaha guud oo soo saaray amar saameynaya shaqaalaha dowladda↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xisaabiyaha guud ee dowladda, Maxamed Maxamuud Cabdulle oo maanta warsaxaafadeed soo saaray ayaa mar culus dul-dhigay dhammaan shaqaalaha dowladda Soomaaliya, kaas oo la xiriira qaadashada Kaarka Aqoonsiga…
DF oo xog cusub ka soo saartay qodista shidaalka iyo in si ka duwan sidii la filayey ay…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalka qodista shidaalka iyo gaaska ee Turkigu ka wado badda Soomaaliya uu ku socdo xawaare ka sarreeya sidii markii hore loo qorsheeyay, isla markaana…
Koonfur Galbeed oo liiska argagixisada ku dartay Lafta-gareen + Video↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta shir deg-deg ah ku yeeshay magaalada Baydhaba ayaa qaraar kasoo saaray xaaladda maamulkaasi, iyaga oo liiska argagixisada ku daray madaxweynihii hore…
R/W Xamza oo kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa Qatar + Sawirro↗
Doha (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar, Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Bin Jaasim Al Taani, xilli uu booqasho rasmi ah ku…
Madaxii guud ee sirdoonka Al-Shabaab oo la shaaciyay in la dilay↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) oo kaashanaysa saaxiibada caalamka ayaa howl-gal ka dhacay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ku dishay mid ka mid ah madaxda sare ee kooxda Al-Shabaab.…
DF oo Al-Shabaab ka nadiifisay deegaanno muhiim ah oo ku dhow Muqdisho↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ciidamadeedu ay nadiifiyaan deegaanno ku yaalla inta u dhexeysa degmooyinka Balcad iyo Afgooye, kuwaas oo muddo dheer saldhigyo muhiim ah u ahaa kooxda…
Maxamed Gacal oo ciidan la dul dhigay xilli uu waday qorshe xasaasi ah oo ka dhan ah Qoor-Qoor↗
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Xiisad siyaasadeed ayaa ka taagan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kaddib markii ciidamo lagu daadiyey guriga Guddoomiyaha Golaha Wakiillada maamulka, Maxamed Gacal. Sida ay sheegayaan…
Nin isku dilay goob ganacsi oo ku taalla Puntland↗
Ufayn (Caasimada Online) – Nin lagu magacaabi jiray Siciid Maxamed Siciid oo ku magac dheeraa Siciid Gundho ayaa saaka isku dilay goob ganacsi oo ku taalla degmada Ufayn ee gobolka Bari ee maamulka Puntland, sida ay sheegeen ilo kala…
Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya oo Muqdisho ka baxay kadib markii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirkii Itoobiya ee Soomaaliya, Suleymaan Dedefo Woshe ayaa ka baxay magaalada Muqdisho, isagoo dib ugu laabtay dalkiisa Itoobiya kadib muddo ku dhow hal sano oo uu ahaa wakiilka diblomaasiyadeed ee Addis…
187 kiis oo tacaddi ah oo Soomaaliya laga diiwaangeliyay – Maxay yihiin?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in 187 kiis oo tacaddi ah oo loo geystay haween iyo gabdho laga diiwaangeliyay khadka taageerada haweenka iyo carruurta ee dowladda, tan iyo markii la bilaabay adeeggaas…
Puntland oo beenisay warkii DF, sheegtay in madax furasho la siiyey burcad-badeedda↗
Garoowe (Caasimada Online) – Dowladda Puntland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya iyo Turkiga ku eedeysay inay lacag madax-furasho ah siiyeen burcad-badeedkii afduubtay markabka MV LUTUF, si loo sii daayo markabka iyo shaqaalihii la…
Midowga Afrika oo ciidanka AUSSOM u fasaxay arrintii uu ka qeyliyey Lafta-gareen↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Midowga Afrika ayaa AUSSOM u fasaxay inay ciidamada dowladda federaalka kala qeyb-gasho howlgallada militari ee Koonfur Galbeed, xilli madaxweynihii hore Cabdicasiis Laftagareen uu uga digay howlgalka inuu…
Xildhibaan Saadaam: Amniga Jilib ka jira iyo kan Muqdisho waa isku mid↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan amniga magaalada Muqdisho, xilli haatan uu yahay mid deggan.…