Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

241 headlines · 42 sources · updated 45 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Kaab TV · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Aug 2026

Afduubyada Beledweyne iyo walaaca amniga oo sii kordhaya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa mar kale wajahaysa walaac dhanka amniga ah kadib markii la soo sheegay in Ustaad Xasan Shanlo, oo hore u ahaa maamulaha School Beledweyne…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Aug 2026

Waddooyin burbursan iyo qashin ku badan qaar ka mid ah Muqdisho

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Bulshada ku nool magaalada Muqdisho ayaa wajahaya caqabado badan oo la xiriira adeegyada aasaasiga ah, gaar ahaan waddooyinka burbursan, qashinka oo meelaha qaar ku daadsan, biyaha roobka oo…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Aug 2026

Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya oo ku jira heegan sare+Sawirro

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala Qaybta Afaraad, ayaa sheegay inay ku jiraan heegan iyo diyaargarow sare, xilli ay socdaan howlgallo iyo dhaq-dhaqaaqyo…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Aug 2026

Ciidamo cusub oo gaaray duleedka Baydhabo+Sawirro

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Duleedka magaalada Baydhabo waxaa laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq ciidan iyo diyaar-garow dagaal, iyadoo ciidamo cusub oo taageersan maamulka Koonfur Galbeed ay gaareen goobaha ay ku sugan…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Aug 2026

Madaxweyne Deni oo socdaal ku maraya deegaannada bariga Mudug

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ku hoyday degmada Towfiiq ee gobolka Mudug, isagoo qeyb ka ah safar uu ku marayo deegaannada bariga gobolka. Madaxweyne Deni ayaa…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Aug 2026

Qarax ka dhacay Feer-Feer oo lagu dilay Taliyihii NISA

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo degmada Feer-Feer ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax ka dhacay deegaanka Xuday Wegle, oo aan ka fogeyn degmada, lagu dilay Taliyihii NISA ee degmada Feer-Feer.…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Aug 2026

Go’aanka Maxkamadda Sare oo kala qeybiyay Xildhibaanada JSP

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo siyaasadda ku leh Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay go’aankii Maxkamadda Sare ee…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Aug 2026

Beledweyne oo hoobiyaal lagu weeraray kadib howlgal ay ciidamada Dowladda ka sameeyeen duleedka magaalada

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta howlgal amni ka sameeyay deegaanada ku teedsan waddada u dhexeysa magaalada Beledweyne iyo deegaanka Baar, ee gobolka Hiiraan, iyadoo howlgalka lagu…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Aug 2026

Loollanka Shiinaha iyo Turkiga oo Soomaaliya Saameyn Kara

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya ayaa laga yaabaa inay si toos ah ama si dadban u dareento saameynta ka dhalan karta loollanka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Shiinaha iyo Turkiga, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga,…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Aug 2026

DEG DEG: 5 Askari Danab ah oo Qarax Lagu Dilay, 4 Dhaawacmay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar hordhac ah ayaa sheegaya in shan askari oo ka tirsan Ciidanka Danab ay ku dhinteen, halka afar kale ay ku dhaawacmeen qarax miino oo ka dhacay deegaanka Yaaq Doomar, oo lagu sheegay…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Aug 2026

Nugaal: 7 Qof oo Lagu Dilay Duqeyn

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo xeebaha gobolka Nugaal ayaa sheegaya in duqeyn ay ka dhacday deegaanka Argeegto, oo u dhexeeya Jiifle iyo Dhinowda-Dhigdhig, iyadoo wararka hordhaca ah ay tilmaamayaan in…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Aug 2026

Galmudug oo Digniin Ka Soo Saartay Safarka Deni

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Maamulka Galmudug ayaa si adag uga digay safar uu Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ku marayo deegaannada bari ee gobolka Mudug, iyadoo maamulka Galmudug uu sheegay in aan la…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Aug 2026

Puntland: 718 Arday oo Ku Dhacay Imtixaanka Fasalka 12aad

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee dugsiyada sare, sannad-dugsiyeedka…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Aug 2026

Gaalkacyo: Dagaal iyo Rasaas Xooggan oo Ka Socda Buulo Bacleey

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska horimaad u dhexeeya laba beeleed uu ka socdo xaafadda Buulo Bacleey ee magaalada Gaalkacyo. Sida ay sheegayaan wararka hordhaca…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.