Khasaare ka dhashay duqayn labaad oo ka dhacday xeebaha gobolka Nugaal ee Puntland.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Duqayn diyaaradeed oo galabta ka dhacday deegaanka Jiifle ee…
Aggregated
What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.
These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Duqayn diyaaradeed oo galabta ka dhacday deegaanka Jiifle ee…
MOADISHU (Somaliguardian) – Somalia’s State Minister of Defense, Omar Ali Abdi, on Saturday broke the federal government’s silence over alleged Turkish drone strike that killed at least four people off the coast of Garmaal, in Puntland’s…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo xeebaha gobolka Nugaal ayaa sheegaya in duqeyn ay ka dhacday deegaanka Argeegto, oo u dhexeeya Jiifle iyo Dhinowda-Dhigdhig, iyadoo wararka hordhaca ah ay tilmaamayaan in…
አዲስ አበባ፣ ነሐሴ 17፣ 2018 (ኤፍ ኤም ሲ) ፕሬዚዳንት ታዬ አጽቀ ሥላሴ ኢትዮጵያንና ሕዝቦቿን ሌሎች ሀገራት በሚያዩን ልኬታና ከፍታ እራሳችንን እንድንመለከት እማጸናለሁ ሲሉ መላ ኢትዮጵያውያንን ጠይቀዋል፡፡ ከሐምሌ 8 ቀን 2018 ዓ.ም ጀምሮ ሲካሄድ የቆየው የሀገራዊ ምክክር ጉባዔ ማጠቃለያ ሥነ ሥርዓት በትናንትናው ዕለት ተካሂዷል፡፡ ፕሬዚዳንት ታዬ በመርሐ ግብሩ ላይ…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaalad murugo iyo kacsanaan leh ayaa maanta ka taagan xaafadda Tookiyo ee degmada Yaaqshiid, kaddib markii ay halkaasi ka bilaabatay burburinta guryo ay deganaayeen qoysas rayid ah.…
Aug 23 (Jowhar)-SIyaasiyiinta mucaaradka ayaa si adag u cambaareyey howlgalo burburin ah oo ay ciidamada dowlada federalka maanta ka sameeyeen xaafad ka mid ah degmada Yaqshid ee magaalada Muqdisho. Shir jaraa’id oo ay ku qabteen…
Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo galabta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay tallaabadii ugu dambeysay ee ay dowladda qaaday, gaar ahaan howlgallada burburinta ee weli kasii socda…
Aug 23 (Jowhar)-Kulan ay yeesheen Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyeed Iyo xubno metelayay xildhibaanada mucaaradka ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo labada dhinac ay isla gaareen heshiis ka kooban afar qodob. Kulanka kadib…
አዲስ አበባ፣ ነሐሴ 17፣ 2018 (ኤፍ ኤም ሲ) በእንግሊዝ ፕሪሚየር ሊግ የመጀመሪያ ሳምንት ጨዋታ ማንቼስተር ሲቲ በርንማውዝን 2 ለ 1 በሆነ ውጤት አሸንፏል፡፡ በአዲስ አሰልጣኝ የተመራው ማንቼስተር ሲቲ በርንማውዝን በማሸነፍ በሊጉ መርሐ ግብር የመጀመሪያ ድሉን አስመዝግቧል፡፡ ማርከስ ታቨርኔር በርንማውዝን በ26ኛው ደቂቃ ቀዳሚ ያደረገ ቢሆንም ማርክ ጉሂ በ85 እና…
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, gaar ahaan xarunta Villa Hargeysa, waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay wada-hadallo xasaasi ah oo maalmihii lasoo dhaafay u dhexeeyay Guddoomiyaha cusub ee Golaha…
Ilaa 7 qof ayaa goordhaweyd ku dhintay duqeyn ka dhacday deegaan xeebeed lagu magacaabo Argeegto oo u dhexeeya deegaanka Jiifle iyo deegaanka Dhinowda-Dhigdhig ee degmada Godobjiiraan. Duqeynta waxaa lala beegsaday saxiimad ay fuliyeen…
አዲስ አበባ፣ ነሐሴ 17፣ 2018 (ኤፍ ኤም ሲ) ኢትዮጵያ ያሏትን የቱሪዝም እና የስፖርት ፀጋዎች ለዓለም በማስተዋወቅ ረገድ አዲስ ምዕራፍ የሚከፍት ስትራቴጂካዊ ጥሪ በብሪክስ መድረክ ላይ አቅርባለች፡፡ ኢትዮጵያ በህንድ ጃይፑር በተካሄደው የቱሪዝም ሚኒስትሮች ስብሰባ እና በስፖርት ሚኒስትሮች ጉባኤ ላይ በመገኘት፣ አባል ሀገራቱ በተጨባጭ ተግባራት ላይ ያተኮረ ትብብር…
Barta rasmiga ah ee Golaha Shacabka barlamaanka Soomaaliya ayaa lagu baahiyey war-saxaafadeed ku saabsan natiijada wadahadallada…
አዲስ አበባ፣ ነሐሴ 17፣ 2018 (ኤፍ ኤም ሲ) ኢትዮጵያ የፓን አፍሪካኒዝም ምሳሌ፣ የነጻነት ምልክት እና የአፍሪካ ህብረት መቀመጫ በመሆን የአፍሪካ እናትነቷን በተግባር ያሳየች ሀገር ናት፡፡ ይህ እውነት ከኢትዮጵያውያን ባለፈ በተለያዩ ሀገራት መሪዎች፣ ፖለቲከኞች እና የታሪክ ተመራማሪዎች እውቅና ሲያገኝ ደግሞ የኢትዮጵያን አህጉራዊ መሪነት ሚና ይበልጥ ያጠናክረዋል፡፡…
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo maanta oo axad ah Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan wadi-tashi ah kula qaatay Wasiirka Wasaaradda…
The demolition of homes in Tookiyo neighbourhood, in Mogadishu’s Yaqshiid district, has triggered tensions and clashes between government forces and local residents who opposed the operation. The demolitions began around midnight and were…
Ethiopia's Yomif Kejelcha breaks the men's half marathon world record in a time of 56 minutes 51 seconds in a World Athletics road race in Buenos Aires.
Howlgal lagu burburinayo guryo ay degan yihiin dad rayid ah ayaa saacado ka hor ka bilowday xaafadda Tookiyo ee degmada Yaaqshiid, Muqdisho, iyadoo ciidamada dowladda ay goobta ku sugan yihiin, waxaana iska horimaad dhex maray ciidamada…
አዲስ አበባ፣ ነሐሴ 17፣ 2018 (ኤፍ ኤም ሲ) የባሕር በር ተጠቃሚ መሆን ከኢኮኖሚ፣ ከንግድ፣ ከደህንነት እና ከዓለም አቀፍ ግንኙነት አንፃር እጅግ ወሳኝ ሚና ይጫወታል፡፡ የባሕር በር ባለቤትነትን ማረጋገጥ በዓለም አቀፍ ፖለቲካ እና ጂኦፖለቲካዊ ግንኙነት ውስጥ በቀላሉ የሚታይ ጉዳይ አይደለም። በታሪክ አጋጣሚዎች እንደተስተዋለው የባሕር በር ባለቤት የሆኑ ሀገራት ከኢኮኖሚ…
Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa meesha ka saartay xayiraaddii fiisaha ee saarnayd muwaadiniinta Soomaaliya, kaddib go’aan ka soo baxay garsoore ka tirsan maxkamadaha Mareykanka oo tallaabadii hore ku tilmaantay mid…
አዲስ አበባ፣ ነሐሴ 17፣ 2018 (ኤፍ ኤም ሲ) አትሌት ዮሚፍ ቀጀልቻ በአርጀንቲና የተካሄደውን የቦነስ አይረስ ግማሽ ማራቶን ውድድር አሸንፏል፡፡ አትሌት ዮሚፍ ርቀቱን 56 ደቂቃ ከ51 ሰከንድ በሆነ ጊዜ በማጠናቀቅ ነው የግማሽ ማራቶን የዓለም ክብረ ወሰንን ዳግም ማሻሻል የቻለው፡፡ ዮሚፍ ኡጋንዳዊው ጃኮብ ኪፕሊሞ በሊዝበን ያስመዘገበውን የ57 ደቂቃ ከ20 ሰከንድ የቀድሞ…
GOOBJOOG NEWS|GAROWE: The Puntland Ministry of Education and Higher Education has announced the results of this year’s Grade 12 certificate examinations, with 92% of candidates recording a pass. According to figures released by the…
አዲስ አበባ፣ ነሐሴ 17፣ 2018 (ኤፍ ኤም ሲ) የሚሰጠንን ሀገራዊ ግዳጅ በውጤታማነት በመወጣት የኢትዮጵያን ሉዓላዊነት ለማስጠበቅ ዝግጁ ነን አሉ ከልዩ ዘመቻዎች ዕዝ ማሰልጠኛ ማዕከል የተመረቁ የጽናት ኮርስ መሰረታዊ ኮማንዶዎች። የልዩ ዘመቻዎች ዕዝ ማሰልጠኛ ማዕከል ለ45ኛ ዙር ያሰለጠናቸውን “የጽናት ኮርስ መሠረታዊ ኮማንዶዎች” በትናንትናው ዕለት አስመርቋል። የጦር…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka sheegay in la joogo xilligii dib loo fiirin lahaa gobolka Mudug oo ay degmada Jariiban noqon lahayd gobol gaar ah oo ka go’a Mudug. Wuxuu tilmaamay in degmada Jariiban ay ka weyn tahay…
አዲስ አበባ፣ ነሐሴ 17፣ 2018 (ኤፍ ኤም ሲ) ሀገር ከስሜት፣ ከደም እና ከሥነ ልቦናዊ ቅኝት ጋር በጥብቅ የተሳሰረ ሕያው ማንነት ነው። የሰው ልጅ ከሀገሩ ጋር ያለው ትስስር የእምነትና የሕልውና ያህል የጠነከረ ነው። ለዚህ ነው ለብዙዎቻችን ነገራችንና ጉዳያችን የምትሆነው፡፡ ኢትዮጵያ ታዲያ የሥነ ልቦናችን ስሪት የተገነባበት፣ የማንነታችን የተቀረጸበት፣ በዕውቀት…
Aug 23 (Jowhar)Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda amniga dalka,…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Maxjarka Dhoofinta iyo Naaxinta Xoolaha ee…
Aug 23 (Jowhar)Boqolaal qoys oo ku noolaa xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqisho ayaa ka barakacy guryahooda kadib markii ciidamada dowladda Federaalka ay howlgal burburin ah ka bilaabeen guryihii ay degenaayeen. Hal ruux…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta…
Saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay tiro kalana waa ku dhaawacantay iska hor-imaad maanta ka dhacay degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho, kaas dhexmaray dad shacab ah iyo ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Iska…