Ciidanka taabacsan Lafta-gareen oo digniin cusub soo saaray – Maxaa soo kordhay?↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ah afhayeenka Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa maanta soo saaray digniin cusub oo ku aadan xaaladda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay…
DEG DEG: Ciidamada Turkiga iyo Soomaaliya oo soo furtay markabkii hubka siday↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in ciidamada badda Turkiga, oo kaashanaya Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ay gacanta burcad-badeedda ka soo furteen markabka xamuulka qaada ee M/V…
Senator laga soo doorto Puntland oo arrin cajiib ah ka sameeyay Aqalka Sare↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Senator Farxaan Cali Xuseen oo kamid ah Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si nabadeed ugu bannaanbaxay golaha dhexdiisa, isaga oo eedeymo u jeediyay dowladda. Senatorka oo maanta ka…
Maxay tahay cabashada ay beeraleyda Sh/ Hoose u gudbiyeen DF? + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Cumar Cali Cabdi iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka…
Daawo: Xaadoole oo raalligelin buuxda siiyay Xildhibaankii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cismaan Xaadoole iyo Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug), oo ka wada tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta heshiis buuxa ku gaaray magaalada Muqdisho, kadib markii ay horay isku…
Daawo: Muxuu Muuse Suudi ka yiri xiisadda dhulka ee ka taagan Muqdisho?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay xiisadda ka dhalatay dhulalka magaalada Muqdisho, taas oo maalmihii lasoo dhaafay sii…
Xog: Al-Shabaab oo shacab ka afduubtay Shabeellaha Dhexe↗
Jowhar (Caasimada Online) – Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay dad shacab ah ka afduubtay deegaanka Warciise ee gobolka Shabeellaha Dhexe, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo deegaanka ah. Ugu yaraan saddex…
Sawirro: Jubbaland oo ciidamo cusub kusoo bandhigtay GEDO + Ujeedka↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa Jimchii ciidamo cusub kusoo bandhigtay gobolka Gedo, kuwaas oo tababar loogu soo xiray degmada Doolow ee gobolkaasi. Guddoomiyaha degmada Doolow, Maxamed Xuseen…
Uganda oo shaacisay xilliga rasmiga ee ay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya↗
Kampala (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa shaaciyay in dalkiisa uu dhammaan ciidamadiisa kala bixi doono Soomaaliya marka la gaaro 1-da Agoosto 2027, taas oo haddii ay dhaqan-gasho soo…
Itoobiya oo qaaday tallaabo ka dhan ah lix shirkad oo ka dhisan Soomaaliya↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Bankiga Dhexe ee Itoobiya ayaa digniin ka soo saaray toddobo shirkadood oo xawaalado Soomaali ah, isaga oo sheegay in shirkadahaasi aysan haysan oggolaansho ay adeegyada lacag-dirista uga bixiyaan gudaha…
Tallaabada ay qaaday Sweden ee cashirka weyn u ah Soomaaliya↗
Stockholm (Caasimada Online) – Sweden oo ah dal ku yaalla Waqooyiga Yurub, isla markaana ay ku nool yihiin ku dhowaad 10 milyan oo qof ayaa si weyn u xoojisay garab istaagga Finland xilli walaaca laga qabo Ruushka uu sare u kacay.…
Turkiga oo maraakiib dagaal usoo diraya Soomaaliya kadib afduubka markabka hubka↗
Ankara (Caasimada Online) – Turkiga ayaa Jimcihii sheegay inuu taageerayo mas’uuliyiinta Soomaaliya, kadib afduubka markab ka dhacay gudaha biyaha Soomaaliya, xilli laba markab oo dagaal oo Turkish ah ay toddobaadka soo socda booqanayaan…
Turkey sends warships to support Somalia amid ship hijacking↗
Ankara (Somalia Today) — Turkey said Friday it was supporting Somali authorities following the hijacking of a vessel in Somali territorial waters, as two Turkish naval ships prepare to visit Djibouti next week as part of Ankara’s expanding…
Dowladda Soomaaliya oo dib u furtay garoonka Doolow↗
Doolow (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u furtay garoonka diyaaradaha Doolow ee gobolka Gedo, kaas oo muddo ku dhow laba sano u xirnaa khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulka…
Sidee Guddoomiye Jaamac Muqdisho ugu maamuuseen dalal Carbeed? + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ka qeyb-galay kulan qado sharaf ah oo ay ku maamuuseen safiirrada dowladaha Carabta u fadhiya Soomaaliya. Kulanka maamuuska ah ayaa waxaa…
Siciid DENI oo dalal shisheeye ku eedeeyay shirqool halis ah↗
Garacad (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag uga hadlay xaaladda burcad-badeedda Soomaalida, isagoo sheegay in dalal shisheeye ay ka dambeeyaan kooxahaas, isla markaana ay doonayaan inay ka…
Soomaaliya iyo Qatar oo saxiixaya heshiis cusub oo ku saabsan dhismaha…↗
Doha (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qatar ayaa ka wada-hadlay iskaashi ku saabsan dhismaha Akadeemiyadda Qaranka Soomaaliyeed (National Academy of Somalia), taas oo loo qorsheynayo inay noqoto xarun lagu kobciyo…
DF oo ciidamo cusub ku tababaraysa BAKOOL + Qorshaha↗
Waajid (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa tababar ciidan uga socda xero ku taalla degmada Waajid ee gobolka Bakool, iyadoo la filayo inay ka qayb qaataan howl-gallada amni ee ka socda deegaannada Koonfur…
War ka cusub xoolo dhaqato laga afduubtay xadka Soomaaliya iyo Kenya↗
Mandera (Caasimada Online) – Shan xoolo-dhaqato ah oo laga cabsi qabay in kooxda Al-Shabaab ay afduubatay ayaa dib ugu laabtay qoysaskooda kadib dadaallo dhex-dhexaadin ah oo ay sameeyeen odayaasha dhaqanka iyo kuwa nabadda ee deegaannada…
ITOOBIYA oo dood yaab leh u cuskanaysa doonisteeda marin-badeedka↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa faah-faahin ka bixiyay sababaha ay Itoobiya u raadineyso helitaanka marin-badeed, iyadoo sheegtay in arrintu aysan ku koobnayn baahida gaadiidka iyo ganacsiga. Xildhibaan Fethi Mahdi…
Dhul-gariir xooggan oo ku dhuftay xeebaha Soomaaliya↗
Caluula (Caasimada Online) – Dhul-gariir cabbirkiisu gaarayo 6.0 Magnitude ayaa lagu soo warramayaa inuu saqdii dhexe ee xalay ku dhuftay agagaarka degmada Caluula ee gobolka Bari ee maamulka Puntland, sida ay sheegayaan xogaha laga helayo…
TURKIGA oo war soo saaray kadib eedeyntii PUNTLAND↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay dhacdooyinka amni ee ka socda xeebaha Puntland, xilli maamulka Puntland uu Ankara ku eedeeyay inay ka dambeyso duqeymo dhowaan ka…
Lafta-gareen oo ka qeyliyey qorshe laga damacsan yahay↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, oo weli sheegta inuu yahay madaxweynaha Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga horyimid eedeymo maleeshiyada taabacsan loogu xiriiriyay Al-Shabaab, isaga oo Midowga Afrika iyo…
Laftagareen warns AU against role in South West dispute↗
Nairobi, Kenya — Former president of Somalia’s South West State Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen warned the African Union mission in Somalia on Thursday against becoming involved in his dispute with the federal government. In a…
Dhulgariir xooggan oo ku dhuftay xeebaha Puntland↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dhulgariir xooggan oo cabbirkiisu yahay 6.0 ayaa saqdii dhexe ee Jimcaha ka dhacay badda Gacanka Cadmeed, meel qiyaastii 145 kiiloomitir waqooyi kaga beegan degmada Caluula ee gobolka Bari, ayada oo la…
Puntland accuses Turkey of deadly strikes after ship hijack↗
Garowe, Somalia — Puntland, Somalia’s semi-autonomous northeastern federal member state, has accused Turkey of carrying out deadly, unclaimed air strikes along its coast after Somali pirates hijacked a cargo ship carrying Turkish military…
A landmark moment for Somalia’s democracy and rule of law↗
Somalia’s Supreme Court decision to annul Galmudug’s parliamentary and local council elections may, at first, look like a setback for the country’s transition towards direct democracy. It could prove to be something more important. The…
Maamulka Jubaland oo soo saaray digniin ku saabsan…↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Jubaland ayaa soo saartay digniin ku saabsan roobab iyo fatahaado laga cabsi qabo inay ka dhacaan deegaanada maamulka, gaar ahaan laga bilaabo horraanta bisha…
Goobaha loo asteeyay doorashada HirShabelle oo la shaaciyay↗
Jowhar (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray jadwalka goobaha loo asteeyay doorashooyinka isku-sidkan ee Golayaasha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada Dowlad-goboleedka…
Soomaaliya oo kalfadhiga aan caadiga ahayn ee OIC ku xaqiijisay…↗
Jeddah (Caasimada Online) – Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (Nadaara) oo hoggaaminayay wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb-galay Kalfadhiga 23-aad ee…