Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Aug 2026 Xasan Sheekh oo la sheegay inuu Aadan Madoobe ku amray inuu tago Baydhabo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xog cusub oo laga helayo xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Koonfur Galbeed ayaa sheegaysa inXasan Sheekh Maxamuud uu xalay xiriir la sameeyay Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Aug 2026 Qubrus oo ka jawaabtay qoraalkii Jaamac↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Qubrus ayaa soo dhoweysay caddeyntii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka soo saartay murankii diblomaasiyadeed ee ka dhashay qoraal uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Aug 2026 Khilaaf ka dhex qarxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Safiirka Serbia↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar cusub oo laga helayo dhinaca diblomaasiyadda Soomaaliya ayaa sheegaya in Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ay u yeertay Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed, oo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News21 Aug 2026 Somaliland oo sheegtay in ay diyaar u tahay in ay saldhiyo ciidan siiso Israa’iil iyo Maraykanka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in aanu weli jirin joogitaan ciidan oo Israa’iil ama Maraykanku ku leeyihiin Somaliland, balse ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News21 Aug 2026 Baydhabo: Shacabka oo Barakacaya, Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Sii Kordhaya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo ayaa saacadihii lasoo dhaafay yeelatay isbeddello cusub, iyadoo ay jiraan dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi soo wajahday shacabka magaalada, xilli Baydhabo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 Museveni oo Xasan Sheekh Cadaadis Saaray?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa gaartay heer ay walaac ka muujinayaan qaar ka mid ah dalalka ciidamada ka jooga Soomaaliya, iyadoo warbixin lagu daabacay Africa Intelligence lagu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 Fadeexad ka Taagan Safaaradda Soomaaliya ee Serbia↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay xubno Soomaali ah oo ku sugan Safaaradda Soomaaliya ee dalka Serbia ayaa dood weyn ka dhaliyay baraha bulshada, kaddib markii la faafiyay codad iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 Burcad-badeed Soomaali ah oo Markab Shidaal Qabsatay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Koox burcad-badeed ah ayaa maanta markab kuwa shidaalka qaada ah ku qabsaday Gacanka Cadmeed, sida ay shaacisay hay’adda ciidanka badda Ingiriiska ee la socota amniga iyo dhaqdhaqaaqa…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 DFS oo Lumisay Gacan-ku-haynta Balad-Xaawo, Jubbaland oo la Wareegtay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Gobolka Gedo ayaa mar kale wajahaya isbeddel weyn oo dhinaca amniga iyo siyaasadda ah, kaddib markii Cabdirashiid Xasan Nuur (Cabdirashiid Janan), oo Dowladda Federaalka Soomaaliya u…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 Ciidamo ka Goostay Baydhabo oo Laftagareen ku Biiray↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda amni iyo siyaasadeed ee magaalada Baydhabo ayaa mar kale laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan, iyadoo warar cusub ay sheegayaan in qaar ka mid ah ciidamada ku sugnaa magaalada iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 Al-Shabaab oo Ka Faa’iideysan Karta Bixitaanka AUSSOM↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AUSSOM ayaa wajahaya hubanti la’aan sii xoogeysanaysa, kaddib markii dowladda Mareykanka ay Midowga Afrika ku wargelisay inaysan taageeri doonin sii…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 Burcad-badeedda Soomaaliya oo $3M Dalbatay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa soo cusboonaaday walaaca laga qabo dib-u-soo-noqoshada burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya, kaddib markii markabka shidaalka ee MT Honour 25 uu weli gacanta ugu jiro koox burcad-badeed…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 Khilaafka Doorashada Soomaaliya , Mustaqbalka Xasan Sheekh iyo Doorka Beesha Caalamka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya ayaa waxay wajahaysaa mid ka mid ah xilliyadii ugu adkaa ee siyaasadeed tan iyo markii dalka laga baxay marxaladdii ku-meelgaarka ahayd. Khilaafka ugu weyn wuxuu salka ku hayaa…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 Dhawaqa Hoobiyaal oo Xalay Cabsi Geliyay Shacabka Baydhabo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo ayaa xalay mar kale aad u kacsaneyd, kaddib markii gudaha magaalada laga maqlay dhawaqyo jug culus oo loo maleynayo inay ahaayeen hoobiyaal, iyo rasaas…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News19 Aug 2026 Puntland oo Xustay Maalinta Bini’aadantinimada Adduunka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu xusay Maalinta Bini’aadantinimada Adduunka, taas oo lagu qabtay magaalada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News19 Aug 2026 ACLED: In ka Badan 10,000 Qof oo Lagu Dilay Soomaaliya 18-kii Bilood ee u Dambeeyay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya ayaa wajahaysa mid ka mid ah marxaladihii ugu adkaa ee amni ee sannadihii u dambeeyay, iyadoo xog cusub oo ay soo saartay hay’adda Armed Conflict Location & Event Data (ACLED) ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliMohamed Ibrahim Bulbul19 Aug 2026 Al-Shabaab oo 6 gaari oo dhuxul siday ku gubtay inta u dhexeysa Wanla-Weyn iyo Afgooye↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta dab qabadsiisay lix gaari oo xamuul ah oo dhuxul ka soo qaaday Shabeellaha Hoose iyo Hiiraan, kuwaas oo ku sii jeeday magaalada Muqdisho. Sawirro aan ka helnay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News19 Aug 2026 Weerarada Muqdisho oo soo noqday: Maxaa ka jira xil-ka-qaadista Mahad Salaad?↗
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Magaalada Muqdisho ayaa mar kale wajahaysa walaac amni kadib qaraxyo iyo weerarro cusub oo dhacay, xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in khilaaf siyaasadeed uu ka dhex aloosan yahay Xasan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News19 Aug 2026 Aadan Madoobe oo dalbaday ciidamo dheeraad ah, Villa Soomaaliya oo aan weli ka jawaabin↗
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Xaaladda amni iyo siyaasadeed ee magaalada Baydhabo ayaa mar kale sii xumaanaysa, iyadoo la sheegay in hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), uu dowladda…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News19 Aug 2026 Khayre: “Xasan Sheekh iyo kooxdiisu Muqdisho waxay ka barakiciyeen 500,000 oo qof”↗
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa eedeyn culus u jeediyay dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo sheegay in muddadii ay xilka haysay ay magaalada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News19 Aug 2026 Xasan Sheekh oo mucaaradka ugu hanjabay hub-ka-dhigis?↗
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Hadalka Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynhii mudo xileedkiisa Dhammaaday ee Soomaaliya ee ku saabsan in dowladda ay hubka ka dhigi doonto cidda hubka qaadata ayaa kusoo aadaya xilli Soomaaliya…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News19 Aug 2026 Qarax iyo dilal Muqdisho ka dhacay oo cabsi cusub geliyay shacabka↗
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Qarax ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana lala beegsaday mid kamid ah kaamirooyinka ilaalada iyo la socodka waddooyinka ku xiran. Sida xogta hordhaca ah ee laga helayo dhacdada,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Aug 2026 Duqeyn ka dhacday Suuj oo lagu dilay 4 qof↗
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Faahfaahino dheeraad aha ayaa ka soo baxaysa duqeyn maanta gelinkii dambe ka dhacday deegaan xeebeedka Suuj degmada Dangorayo ee gobol Nugaal , duqeynta Ragga loo gaystay ayaa adeeg u geeyay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Aug 2026 Guuleed oo ka digay “sabarloogo digital” ee dhulka Muqdisho↗
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Madaxweynihii hore ee Galmudug, Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa sheegay inuu jiro qorshe cusub oo la xiriira dhulalka magaalada Muqdisho, kaas oo uu ku tilmaamay hannaan dhaqaale looga…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Aug 2026 Madasha Samatabixinta oo dowladda ku dhaliishay dhulboobka↗
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo galabta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa qaylo dhaan culus kasoo saaray dhulboobka weli kasii socda magaalada Muqdisho, iyaga oo eedeymo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Aug 2026 AUSSOM: Maxay Masar uga dan leedahay Soomaaliya?↗
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Hadallada iyo dhaq-dhaqaaqyada diblomaasiyadeed ee Masar ee Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambeeyay si weyn u kordhay. Qaahira waxay si cad u taageertay amniga iyo midnimada Soomaaliya,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Aug 2026 Waa kuma Hasan Rafet Atar? Ninka Turkiga ah ee lagu qabtay buuraha Calmiskaad↗
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Warbixinno laga helay ayaa dib u soo bandhigay xogta ku saabsan Hasan Rafet Atar, oo ah muwaadin asal ahaan Turki ah, kuna dhashay dalka Holland, kaas oo ciidamada Puntland ay ku qabteen…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Aug 2026 Xasan Sheekh iyo Saciid Deni oo xalay ku wada hoyday Gaalkacyo?↗
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Magaalada Gaalkacyo ayaa saacadihii lasoo dhaafay noqotay goob si weyn looga hadal hayo, kaddib warar sheegaya in Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Aug 2026 AUSSOM oo howlgal amni ka sameeyay waddada Ceelgaal↗
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AUSSOM ayaa howlgal miino-baaris ah ka sameeyay waddada isku xirta magaalada Baladweyne, xarunta Gobolka Hiiraan, iyo deegaanka Ceelgaal. Howlgalka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Aug 2026 Saameynta Dhaqaale ee Deeqaha Laga Jaray Soomaaliya ku Yeesheen Warbaahinta↗
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Hoos u dhaca ama hakadka ku yimid qaar ka mid ah deeqihii iyo mashaariicdii lagu taageeri jiray Soomaaliya ayaa saameyn dhaqaale ku yeeshay warbaahinta dalka, gaar ahaan idaacadaha, TV-yada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.