Aqalka Sare oo digniin u direy 20 Senator – Maxaa lagu haystaa?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Xeer-hoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka Senatorada Golaha Aqalka Sare ayaa maanta digniin rasmi ah u diray 20 Senator. Senatoradan ayaa guddigu sheegay inay ka maqnaayeen fadhiyada golaha,…
Cumar Cabdirashiid oo sheegay in aan dowladda Xasan Sheekh laga aqbali karin…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa si adag uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan gudaha caasimadda, xilli ay kordheen howl-gallada burburinta ee ay waddo…
Puntland oo dacwad ka gudbisay Turkiga kadib arrin xasaasi ah oo ay ku eedeysay↗
Boosaaso (Caasimada Online) – Puntland ayaa si toos ah Turkiga ugu eedeysay inuu mas’uul ka yahay duqeymo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay xeebaha maamulka, xilli burcad-badeed Soomaali ah ay gacanta ku hayaan markabka M/V LUTUF.…
CiidankaHaramcad oo howlgallo qaatay saddex maalin ka wada deegaanno ku teedsan…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgallo culus oo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ciidamada gaarka ah ee Haramcad ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo…
DF oo garab istaag u muujisay Aljeeriya kadib musiibadii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay musiibo ka dhacday dalka Aljeeriya, kadib markii Arbacadii meelo kala duwan oo kamid ah dalkaas ay ka kaceen dabab gaystay khasaarooyin baaxad leh Bayaan…
Sawirro: Golaha wasiirrada oo ansixiyay heshiisyo lala soo galay dalka…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa kaga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan sugidda amniga iyo la-dagaallanka Al-Shabaab, iyada oo…
Guddoomiye Muungaab oo si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan Muqdisho↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo xalay hoggaamiyay kulan dadweyne oo ka dhacay degmada Warta Nabadda ayaa si kulul uga hadlay xiisadda…
Maxaa ka jira in DIL uu ka dhacay saldhigga degmada Waabari?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska qaybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir ee uu hoggaamiyo Macalin Mahdi ayaa faah-faahin ka bixiyay dhacdo xalay ka dhacday ka dhacday saldhigga degmada Waabari ee magaalada Muqdisho. Ugu horreyn…
Boqolaal Al-Shabaab ah oo u baxay tababar dibedda ah↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa xeryo ku yaalla dalkaas ku tababartay 120 ilaa dhowr boqol oo dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo la baray adeegsiga hubka fudud, samaynta walxaha qarxa iyo isticmaalka…
Muxuu Cawad ku tilmaamay go’aanka Maxkamadda Sare?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa si weyn u bogaadiyay go’aankii Maxkamadda Sare ee dalka ay ku laashay natiijadii doorashooyinkii baarlamaanka iyo goleyaasha deegaanka…
Xisbiga Xasan Sheekh oo caddeeyay mowqifkiisa go’aanka Maxkamadda Sare↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ka hadlay xukunka Maxkamadda Sare ayaa shaaciyay inuu ixtiraamayo isla markaana aqbalayo xukunka maxkamadda ay ka soo saartay dacwaddii la xiriirtay doorashada…
UK oo farriin cusub u dirtay DF iyo mucaaradka, kuna baaqday heshiis↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Horumarinta iyo Afrika ee UK, Kirsty McNeill ayaa madaxda Soomaaliyeed ugu baaqday inay yeeshaan wada-hadal wax dhisaya oo lagu xoojinayo midnimada dalka, isla markaana horseedaya heshiis siyaasadeed…
Muxuu yahay sharciga cusub ee uu ansixiyay BF Soomaaliya?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xarunta golaha ku yeeshay Kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 7-aad, waxaana shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur…
Xogta kulan maanta ka dhacay Villa Somalia oo madaxweyne Xasan Shekeh uu la yeeshay…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim Axmed.…
Ra’iisul wasaare Xamza oo maanta u ambabaxay dalka…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dowladda Qatar. Booqashada Ra’iisul…
Maamule lagu afduubtay magaalada Beledweyne↗
Beledweyne (Caasimada Online) – Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu afduubtay maamulaha xarun lagu tababaro macallimiinta, iyadoo ilaa hadda aan si rasmi ah loo xaqiijin cidda ka dambeysay dhacdada. Qofka la…
Aadan Lafta-gareen: Walaalkey inuu Al-Shabaab yahay caddeyn haloo keeno↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Aadan Xasan Maxamed (Lafta-gareen), oo ay walaalo yihiin Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa walaalkiis iyo…
Sheekh Aadan Madoobe oo lagu arkay furimaha dagaalka + Sawirro↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Madaxweyneaga Koonfur Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta kasoo muuqday furimaha hore ee dagaalka, kadib markii uu booqasho ugu tagay Ciidamada Qalabka Sida…
Daawo: Wasiir Fiqi oo si kulul ugu jawaabay Sheekh Shariif↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo maanta ka qayb-galay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa si adag ugu jawaabay Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wasiir ka socda UK + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Boqortooyada Midowday (UK) u qaabilsan Horumarinta Caalamiga ah iyo Afrika Kirsty McNeill, oo booqasho rasmi ah ku…
DEG DEG: Guddiga Doorashooyinka oo jawaab culus ka bixiyay go’aankii Maxkamadda Sare↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa jawaab rasmi ah ka bixiyay go’aankii dhawaan kasoo baxay Maxkamadda Sare ee dalka oo laashay natiijadii kasoo baxay…
DF oo xog cusub ka bixisay qorshaha lacagta cusub↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin hor leh oo lagu doonayo in dib loogu soo celiyo shilinka Soomaaliga, kadib in ka badan 30 sano oo dhaqaalaha dalka uu si weyn ugu tiirsanaa dollarka Mareykanka.…
Xiddig Soomaali ah oo ka cayaaraya horyaalka Serie A, kadib markii ay soo iibsatay…↗
Roma (Caasimada Online) – Ciyaaryahanka da’da yar ee asal ahaan Soomaaliga ah Amar Fatah ayaa ku biiray kooxda Lecce ee ka ciyaarta horyaalka heerka koowaad ee Talyaaniga ee Serie A, isaga oo ka soo wareegay kooxda Faransiiska ee Troyes.…
Galmudug oo jawaab culus ka bixisay tallaabadii Saciid Deni↗
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Maamulka Galmudug ayaa jawaab deg-deg ah ka bixiyay tallaabadii uu maanta qaaday Madaxweynaha Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni oo booqasho ku tegay deegaanka Dhinawda ee Gobolka Mudug, iyada oo…
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cagaweyne oo u digay Saciid Deni: Dab ayaad ku ciyaareysaa↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cagaweyne oo ka tirsan Golaha Shacabka, lagana soo doorto Galmudug, ayaa si kulul uga hadlay booqashadii uu maanta Madaxweynaha Puntland ku tegay deegaanka Dhinawda ee Gobolka Mudug,…
Kenya oo guul ka sheegatay dagaal ay la gashay Shabaab↗
Wajeer (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Kenya ayaa maanta ka hortegay weerar gaadmo ah oo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay ka fuliyeen duleedka magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari, kaas oo uu xigay dagaal foolka…
Madal isku xiraysa Soomaaliya iyo Shiinaha oo laga furay Muqdisho + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Ganacsiga iyo…
DENI oo qaaday tallaabo ka caraysiisay GALMUDUG + Sawirro↗
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ka caraysiisay Galmudug ku tegay deegaanka Dhinawda ee Gobolka Mudug, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyey. Deni ayaa kormeer…
Nabadda Soomaaliya oo si toos ah ugu xiran amniga iyo xasilloonida dalal kale oo…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Cutubka Booliska Nigeria ee howl-galka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Ibraahim Laba ayaa sheegay in nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya ay si dhow ugu xiran yihiin…
DF Soomaaliya oo soo gaba-gabeysay taageeradii ay ka heli jirtay…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo gaba-gabeysay howlihii UNTMIS ee taageerada dhinacyada caddaaladda iyo adeegyada xabsiyada. Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka…