Cirro oo ka hadlay xiriirka ka dhexeeya Puntland iyo Somaliland.↗
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa ka jawaabey su’aal laga waydiiyey xiriirka wadashaqayneed ee ka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Trump oo saddex safiir u magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga.↗
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa magacaabay saddex diblomaasi oo loo kala dirayo Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga,…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Cirro oo shaaciyey inuu nabad ku baadigoobayo deegaamada gobolka Sool.↗
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in dadka Laascaanood ay yihiin dad reer Somaliland…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ugaas Yuusuf oo ku dhawaaqay in reer Hiiraan qaadan doonaan go’aamo xasaasi ah oo fulin u baahan.↗
Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, oo kamid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed gaar ahaan gobolka Hiiraan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Shirweynaha Qiimaynta Puntland ee 2026 oo Garoowe ka furmay.↗
Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa daah-furay shirka Toddobaadka Qiimeynta Puntland…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Musharaxa Madaxweynaha Hirshabeelle ee Urur-siyaasadeedka JSP oo la shaaciyey.↗
Ururka siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), oo uu hoggaamiyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. DFS oo bilaabaysa qorshaha soo celinta Soomaali ku sugan dalka Jarmalka.↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe dib loogu soo celinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan qaar…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Abiy Ahmed oo ku celiyey in mudnaanta 1aad ee Itoobiya ay tahay helitaanka bad.↗
Raysal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa mar kale ka hadlay baahida dalkiisa u qabo helitaanka marin-badeed,…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Urur-siyaasadeedka Towfiiq oo si rasmi ah looga saaray loolanka doorashada Galmudug.↗
Urur-siyaasadeedka Towfiiq ee uu hoggaamiyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa laga reebay doorashada celiska ah…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo war ka soo saartay safarkii Madaxweyne Deni ee gobolada Bari & Raas-casayr.↗
War-saxaafadeed shan bog ka kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah looga…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Qiimaha maciishadda quutul daruuriga ah ee Magaalada Boosaaso oo kordhay.↗
Waxaa maalmihii la soo dhaafay kor-u-kac weyn laga dareemayaa qiimaha maciishadda suuqyada magaalada Boosaaso ee xarunta…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Siciid Deni oo Nairobi kula kulmaya beesha caalamka & Madaxweynaha Jubbaland.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gelinki magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo digniin u dirtay qaar kamid ah nabaddoonada gobolka Mudug.↗
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax (Dujaana), oo ka hadlayey…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xukuumadda Somalia oo eedayn u jeedisey siyaasiyiin sheegay in Somalia ku socoto wadada Afganistan.↗
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadallo kasoo yeeray siyaasiyiin mucaarad ah oo ka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Waqooyi Bari oo bilowday qorshaha dhismaha garoonka diyaaradaha Laascaanood.↗
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta si rasmi…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo awaamiir duldhigtay malayshiyaadkii u dagaalamay Badhan.↗
Wasiiru Dowlaha amniga Puntland Gen. Fu’aad Xannaano, Taliyaha ciidanka booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire iyo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo baadi-goobaysay dadkii ka dambeeyey dilka ganacsade Sheekh Axmed Haamay.↗
Laamaha ammaanka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay wadaan hawlgallo lagu soo qabanayo gacan-ku-dhiiglayaashii ka dambeeyey…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Somalia oo si adag u cambaaraysay maamulada lagu gubey calanka Turkiga.↗
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga, iyagoo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay olole ciidda looga bannaynayo buuda-jiifta Ceel-daahir.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa degmada Carmo iyo degsiimada Ceel-daahir ka bilaabay olole mutadawacnimo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Macluumaad ku saabsan Markabka MV Sward ee ay siidaayeen burcad-badeedda Soomaalidu.↗
Burcad-badeed Soomaali ah ayaa sii daysay markabka xamuulka ee MV SWARD, kaas oo muddo ka badan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Cutubyo katirsan booliska Puntland oo tababar loogu soo xiray kulliyadda Carmo.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa munaasabad ka dhacday Kulliyadda Tababarka Booliska Soomaaliyeed ee Carmo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Malayshiya beeleed ku qalabaysan hubka culus oo ku dagaalamay Magaalada Badhan.↗
Dagaal u dhexeeya laba malayshiya beelood ayaa maanta ka dhacay Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, iyadoo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Muxuu yahay qabriga uu siyaartay Madaxweynaha Puntland?↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa booqday qabriga Tanade Sheekh Cabdiraxmaan Ismaaciil Jabarti (Tanade Daarood),…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo soo afmeeray socdaalkiisii Bari & Raas-casayr ayaa gaarey Carmo.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo afmeeray socdaal uu maalmihii la soo dhaafay ku…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xuutiyiinta Yemen oo qabsaday deegaamo muhiim u ah maamulka Baab Al-mandeb ilaa Jabuuti.↗
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa shaaciyey in ay la wareegeen jasiiradda Mayun oo ku taal marin-biyoodka Baab…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray taliska guud ee ciidanka Gorgor.↗
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Guddoomiyaha golaha shacabka oo cambaareeyey in calanka Turkiga lagu gubey gudaha Somalia.↗
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa si adag uga…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xaggee ku dambeeyeen wadahadalladii DFS iyo dhinacyada mucaaradka.↗
Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay halka ay marayaan wada-xaajooyada u…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeedda.↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo khudbad ka jeediyey degmada Xaafuun ee gobolka Bari ayaa si…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo kormeeray goobo muhiim ah oo kuyaalla Magaalada Boosaaso.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga degmada Xaafuun ee Gobolka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher.