Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

133 headlines · 42 sources · updated 16 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Puntland Post · clear

Puntland PostRegionalDesk2 days ago

Boosaaso: Qiimaha maciishada oo kor u kacay

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa maalinba maalinta ka dambaysa sare u kacaya qiimaha maciishadda daruuriga ah, taas oo saameeyay dadka danyarta ah. Kiishka sonkorta ah oo markii hore ahaan jiray $27.5 doolar ayaa…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk4 days ago

Puntland: Dagaal ka dhacay degmada Badhan

Dagaal u dhexeeya labo beelood ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, kaas oo gaystay khasaare kala duwan. Dagaalka oo muddo labo saac ku dhow socda waxaa la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ku…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk5 days ago

Askari aano qabiil loo dilay

Marxuum Axmed Shire Xuseen oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shalay aano qabiil loogu dilay deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Marxuumka oo ka yimid deegaanka Raage Ceelle, kuna sii jeeday degmada…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk6 days ago

Marxuum Axmed Haamay oo lagu aasay Gaalkacyo

Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo lagu aasay ganacsade Sheekh Axmed Yuusuf Faarax (Haamay), kaas oo shalay galinkii dambe lagu dilay gudaha magaalada Gaalkacyo. Aaska marxuumka waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiinta ka tirsan Puntland iyo…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk6 days ago

Madaxweyne Deni oo gaaray Xaafuun

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta gaaray degmada Xaafuun ee gobolka Bari, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Deni ayaa inta uu ku sugan yahay jasiirad u ekaha degmada Xaafuun wuxuu kulamo la…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk6 days ago

Ganacsade lagu dilay Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu dilay ganacsade Axmed Yuusuf Faarax (Haamay) oo ka mid ahaa waxgaradka gobolka Mudug, kaas oo la dilay xilli uu u socday salaadii maqrib. Marxuum Axmed Haamay oo sidoo kale ahaa wadaad iyo nabadoon waxaa la…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk8 Sept 2026

Madaxweyne Deni oo tegay degmada Gumbax

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya degmooyin ka titan gobollada bariga fog ee Puntland ayaa maanta tegay degmada Gumbax ee gobolka Raascasayr. Madaxweyne Deni ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk6 Sept 2026

Madaxweyne Deni oo gaaray Baargaal

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya bariga fog ee Puntland ayaa maanta gaaray degmada Baargaal ee gobolka Raascasayr. Madaxweyne Deni oo goob fagaare ah kula hadlay bulshada ayaa sheegay in booqashada Baargaal…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.